Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digniin ka soo saaray xaaladda ka taagan maamulka Galmudug.
Browsing: Xasan Sheekh
Musharaxa Madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud oo ka mida musharaxiinta u taagan xilka hogaanka sare ee dalka ayaa balanqaad cusub u sameeyay…
https://twitter.com/HEhassansheikh/status/815997651112128512
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa diiday waanwaan lagu doonayay inuu ka tanaasulo tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray dhaarinta Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya.
Musharax Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku eedeeyay in ra’iisal wasaaraha Itoobiya inuu faragelin ku hayo Doorashada Soomaaliya.
Madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu mar kale u sharxsan yahay xilka. Wuxuu halheys ka dhigtay DHAMEYSTIRKA QABYADIISA,…
Taliyaha Ciidanka Booliska Gen. Maxamed Shiikh Xasan xaamud ayaa si cad u sheegay inuu olole ugu jiro dib u doorashada…
Musharixii ugu horeeyay ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilaabay ololihiisa xilka madaxweyne.
Musharaxa xilka madaxweynaha Soomaaliya C/qaadir Cosoble Cali ayaa wada olole weyn oo uu doonayo in looga hortago fursadaha uu dib…
Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin Video ah uu soo diray ku sheegay inuu musharax u yahay dadka Soomaaliyeed oo…
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu doortay magaalada Jowhar aya laga dalbaday inay codkooda siiyaan musharax madaxweyne oo…
Mid ka mida musharixiinta Xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku hanjabay inuu ka fiirsanayo ka qeybgalka tartanka Doorashada.
Xildhibaankii hore ee baarlamaanka Federaalka Cbdi Bare Jibriil ayaa saxaafada soo gaarsiiyay warbixin kusaabsan safarrada dibadeed ee madaxdii hore ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay warar la isla dhex maryay muddooyinkan badan oo ku saabsan kaalinta Imaaraadka Carabta…
