Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo dhowaan isu sharxay xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo bandhigay qorshihiisa haddii loo doorto madaxweynaha Soomaaliya.
Browsing: Xasan Sheekh
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dalab sharci darro ah u dirtay madaxweynaha xilka sii…
Musharaxa u taagan xilka madaxweynaha Jibriil Ibraahim Cabdulle wuxuu ka mid yahay kuwa ugu cadcad tartanka xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ee xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u dhoofay maanta magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha xilak sii haya ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameynayo heshiisyada dowladiisu la…
Madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray Dooroshada beelaha Dirta Waqooyi ee ka bilowday Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xilka siihaya Cumar C/rashiid Cali ayaa taageeray go’aan ay soo saareen 13 oday oo ka tirsan odayaasha Dirta…
Madaxweynaha xilk sii haya ee Soomaaliya ayaa maanta ka tegay magaalada Kismaayo, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka sii haya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul uga hor timid war uu shalay baahiyay Ra’iisal wasaare Cumar Cr/rashiid oo ku saabsanaa isbedel…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa si toos ah uga hor yimid dib u doorashada madaxweyne Xasan Sheekh…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa ku dhawaaqay warkii ugu adkaa ee uu kala hor yimaado madaxweyne Xasan…
Madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u dhoofay dalka Itoobiya, halkaasoo madaxda Itoobiya ugu yeereen.
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Odoyaal, Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Beelaha Hawiye ayaa eedeyn ba’an u jeediyay musuqa dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladiisa ay bixisay Qaaraankii deynta ahaa ee lagu lahaa dowladda Soomaaliya.
Shir uu dhowaan ku baaqay madaxweynaha xilka sii haya ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qabsoomay Muqdisho.
Madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay inuu shir weyn ka dhici doono Muqdisho. Shirkan…
Madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qiray in ciidamo aan ka tirsaneynin AMISOM ay Itoobiya ka joogaan Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in colaadda magaalada Gaalkacyo ay soo jirtay muddo hal qarni ka badan oo aanu…
Bannaanbax looga soo horjeedo qaar ka mida madaxda Soomaalida ayaa maanta ka dhacay magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
