Codsigii ugu adkaa ee lagala hortago madaxweynaha xilkiisa dhammaaday ee mar labaad sharxan ayaa waxaa si toos ah looga sheegay…
Browsing: Xasan Sheekh
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ay ku kala saxiixdeen…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray xaruntii ciidamada cirka ee Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha xilka sii haya ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal qarsoodi ah oo aan la shaacin ku tegay…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si xowli ah ugu dhexs milantay arrimaha Soomaaliya iyadoo muddooyinkii ugu danbeeyay ay sii kordhisay awoodda…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Wasaaradda Maaliyadda oo in mudo ah dhismo ku socday,…
Iyadoo uu sii xoogeysanayo ololaha Doorashada ayaa waxaa si xowli ah u soo shaac baxaya dagaalka dhinaca warbaahinta iyo baraha bulshada…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shaaciyay in magaalada Muqdisho loo dhisi doono maamul.
Kulan degdeg ah oo maanta ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ayaa looga hadlay dagaalkii kediska ahaa ee shalay…
War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtoooyada Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyay Baarlamaanka Galmudug oo doortay xubnaha Aqalka Sare.
Madaxweynaha xilka sii haya ee Soomaaliya ayaa laga waayay kana xaadiri waayay shir madaxeedkii labaad ee madaxda dalalkooda ay ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha baarlamanka maamulka cusub ee HirShabeelle Sheekh Cusmaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga…
Madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray xubnaha Aqalka sare ee ay soo sharxeen maamul…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray dagaalada saaka ka qarxay magaalada Gaalkacyo e u dhaxeeya ciidamada…
Madaxweynaha Soomaaliya ee xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qirtay in qorshihii isku dhafka ciidamada Qaranka Soomaaliya uu hirgeli…
Musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa isku garbinaya magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed oo ah magaalada ugu badan ee…
Wararka laga helayo madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu saxiixay wareegto caasimadda maamulka cusub ee Hiiraan…
Hay’adad culimada Soomaaliyeed ayaa dhaliishay tallaabadii uu qaaday sii-hayaha xilka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ah inuu u ololeeyo…
Sii-hayaha Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jawaab degdeg ah wax ka yar 24 saacadood ka bixiyay baaqii…
