Browsing: Xasan Sheekh
Madaxweynaha xilka sii haya ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhoweyd u anbaxabay magaalada Baydhaba. Socdaalka Xasan…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir agna musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka hadlay kiis cadaalad…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kagu heystaa inuu ka gaabsaday duqeyntii lagu dilay askar ka tirsan Galmudug & dowladda Federaalka.…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu xiriir toos ah kala sameeyay Ra’iisal wasaaraha India arrinta ku saabsan…
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wax dowlad sharci ah oo dalka ka jirta aanay jirin isla markaana…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray qoraal raali gelin u muuqda oo aan wax munaasbad ah lahayn kaasoo…
Kooxda Alshabaab ayaa degaanka Mesagowaa ee Gobolka Galgaduud kusoo bandhigtay maleeshiyo iyo hub fara badan oo ay sheegtay inay Itoobiyaanka…
Amiin C/qaadir Amiin wuxuu ahaa muwaadin Soomaaliyeed oo shaqeeya dowladda Soomaaliya, isagoo ahaa Khasnaji Bankiga Dhexe u fadhiya Dekadda Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa afar sano ka hor markii uu ahaa musharax mucaarad ah oo u taagan xilka madaxweyne ku…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in Shacabka oo la kiciyo, iyadoo loo sheegayo waxybaabo aan jirin, taasoo uu…
Madaxweynaha oo mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka iyo habraaca doorashada 2016-ka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin culus ka soo saaray dacwadda Badda ee u dhaxeysa Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.…
Iyadoo ay sii xoogeysaneyso ololaha doorashada 2016 ee Soomaaliya, ayaa waxaa soo badanaya musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha.
Musharax la filayo inuu ciriiri geliyo Xasan Sheekh Maxamuud oo doonaya in mar labaad dib loo doorto ayaa lagu wadaa…
Xaflad loogu dabaaldegayo sanadguuradii 4-aad ee markii uu xilka madaxweyne qabtay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa magaalada Jowhar ka jeediyay jeediyay khudbad ku saabsan dardar gelinta maamul u sameynta goboladda Hiiraan iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray Magaalada Jowhar oo xarun u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Madaxweynaha Soomaaliya waqtigiisii sharciga ahaa uu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay sii jireyso Madasha Qaran ilaa ay ka…
Dib u dhac ayaa la sheegay inuu ku yimid safarkii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud maanta lafilayay inuu ku tago magaalada…
