Siyaasiyiinta xisbiyada iyo musharixiinta madaxweyne ayaa maanta kulan la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya.
Browsing: Xasan Sheekh
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jawaab culus u diray musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa 4tii sano ee Xasan…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu xilka tiriyo.
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisa sharciga ahaa sii dhammaanayo ayaa qaaday tallaabo uu ciriiri ku gelinayo Ra’iisal wasaarihiisa kadib markii…
Muqdisho, 6 September 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga dhismaha xisbiyada badan oo Baarlamaanka Soomaaliya hore u ansixiyay bishu June 2016.
Maadaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si aan hore loo arag uga hadlay war kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh…
Muqdisho 2 September 2016 (Villa Somalia ): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hore u sheegay inuusan xilka mar labaad isu sharxi doonin ayaa inkiray arrintaasi isagoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalaya xafladda furitaanka Shir Madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Japan ee NAIROBI 2016 ayaa khudbad…
Xiriirkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo mid ka mida saaxiibadii ugu dhowaa ayaa gaaray heerkii ugu liitay mudadii 4- sano…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho kale ku tegay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo la kulmay dhaxal sugaya dalkaasi Sheekh…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cambaareyn uu la soo daahay goor dhoweyd ka soo saaray weeraradii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay war uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kasoo saaray xaaladda Doorashada ee dalku geli doono, isagoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Wareysi siiyay Tv-ga Horn Cable ayaa ka hadlay socdaalkiisii muranka ka dhashay ee dhowaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay qirtay inuu socon waayay qorshihii dowladiisa ku dooneysay inay maamulada dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay Xeerka Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka, xeerkaas uu Baarlamaanka Federaalkauu meel mariyay…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii magaalada Jigjiga ee Kilinka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay inuu wax ka ogyahay dacwad ka dhex taagan wasaaradda amniga gudaha iyo…
