Mashada Qaran ee madaxda Soomaalida oo bedeshay Baarlamaanka Federaalka, lana wareegtay awoodiisii ayaa muddo kordhin u sameysay madaxweynaha Soomaaliya Xasan…
Browsing: Xasan Sheekh
Mareegta Wadani.com ayaa ogaatay ujeedada safarka madaxweyne Xasan Sheekh ku tegay magaalada Jigjiga ee xarunta is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo dadka qaarkii…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku jooga magaalada Jigjiga isagoo marti u ah madaxweynaha Kilinka Shanaad ee…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay in sida madaxdii xilka uga horeysay haddii uu xilka ka dego aanu…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho isagoo ka degay xarunta…
Wararka laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda dowladda Federaalka iyo madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa go’aansaday inuu arrin taariikhi sameeyo inta aanay ka dhammaan muddada sharciga ah ee uu…
Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa go’aansaday in la dhiso maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, iyadoo dib loo bilaabayo shirkii magaalada…
Qodobka ugu adag ee hadda horyaala shirka madaxda Madasha Qaran ee Muqdisho ayaa noqday sida laga yeelayo xilka madaxweynaha Soomaaliya…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku sii jeeda dalka Itoobiya, halkaasoo uu uga qeyb galayo shirka madaxda dalalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta safaaradda Ingiriiska
Hubanti la’aan sharciyeed iyo xaalad cakiran ayaa hareysay xaaladda Soomaaliya iyadoo lagu wado in dib loo dhigo xilliga doorashada 2016…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha
Ninkii qaaday sawirka madaxweyne Xasan Sheekh oo hurdaya xilli uu booqanayay Saldhigga ciidamada ee Balidoogle ayaa xabsiga loo taxaabay, sida…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle
Odayaasha, waxgaradka Beelaha Hawiye oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa soo saaray qoddobo ku saabsan xaaladaha uu dalku ku sugan yahay…
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qorshe la yaab leh oo aan hore loo arag ku joojiyay shirweyne ay abaabuleen
Shir weyn oo ay soo abaabuleen, waxgarad iyo qeybaha bulshada beelaha Hawiye ayaa maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho iyadoo looga…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka war helay xilli danbe qorshe halis ku ah rajadiisa musharaxnimo
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay arrin la isla dhex maray oo ku saabsan kulan dhex maray…
