Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Odayaasha Hawiye oo shaaciyay inay dhammaatay sharciyadii Xasan Sheekh [Qodobo kasoo baxay]

    Odayaasha Hawiye oo shaaciyay inay dhammaatay sharciyadii Xasan Sheekh [Qodobo kasoo baxay]

    July 15, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Odayaasha, waxgaradka Beelaha Hawiye oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa soo saaray qoddobo ku saabsan xaaladaha uu dalku ku sugan yahay ee dhinacyada  Siyaasadda, Dhaqaalaha, arrinta Muqdisho iyo doorshooyinka 2016.

    Nabaddoon Abuukar Sheekh Cusmaaan (Ganey) ayaa ku eedeeyay ciidamada dowladda iyo madaxda inay hor istaageen kulankii ay qabsan lahaayeen, balse aysan sidaasi uga harin ee ay shirkoodii ku qabsadeen goob gaara ayna uga hadleen masiirkooda.

    Nabaddoon Jimcaale Maxamed Nuur oo hadalkii ugu kululaa kulanka ka jeediyay ayaa sheegay inuu dhammaaday xilkii uu Xasan Sheekh umadda u hayay, “Waxaanu u sheegaynaa Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud inuusan sidaan Madaxweyne ku ahaan karin, haddii  aad ka hor timid Wax-garadkii Madaxda kaa dhigay, way dhammaatay sharciyadaasii.” ayuu yiri Nabadoonka.

    Kulanka waxaa laga soo saaray baaq ka kooban qoddobo dhow ah oo uu saxaafadda u akhriyey C/llaahi Xasan Abuukar (C/llaahi Dheere).

    Qodobada waxay kala yihiin:

    1. Waa inay dowladdu  ka waantowdo ku takri falka awoodeed ee ay ku caan baxday
    2. In dowladdu joojiso marin habaabinta Geedi socodka Doorashooyinka 2016
    3. In dowladu joojiso faragelinta ay ku hayso xulshada ergooyinka beelaha una ogolaato inay si xor ah isku doortaan.
    4. In dowladu ka waantowdo u adeegsiga Hantida Qaranka Danaha Siyaasadeed ee shaqsiga ah.
    5. Shacabka Soomaaliyeed waa inuu isu taagaa difaacida Qarannimada, Madax-baannida iyo midnimada Ummadda.
    6. Ummaddda Soomaaliyeed waxaan ku boorrineynaa inay meel uga soo wada jeestaan badbaadinta Qaranka Soomaaliyeed.
    7. Beesha Caalamka waxaan ugu baaqeynaa inay dhexdhexaad ka noqoto arrimaha Soomaalida, dhegeystaana codka Shacabka Soomaaliyeed.
    8. Waxaan kaloo Beesha Caalamka weydiisanaynaa in aysan xaqdarro ku taageerin hoggaanka Dalka.
    9. Waxaan ugu baaqayaa Beesha Caalamka inay ka hor-istaagaan madaxda dalka ku takri-falka awoodeed iyo fara-gelinta Qaawan ee ay ku hayso Doorashooyinka.

    Wadani.com

    Hawiye Odayaasha Hawiye Qodobo kasoo baxay Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFADEEXAD: Cumar C/rashiid oo xoog ku degan Guri ay leeyihiin dad caan ah [DAAWO VIDEO]
    Next Article Tartanka K/cagta maamul Goboleedyada oo ka furmay Muqdisho [Puntland oo ku sigatay inay ka baxdo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo