Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa ka hor-yimid go’aankii Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ku sii daayey…
Browsing: Xeer ilaaliyaha
Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo kulan ku saabsan qoraal ka soo gaaray Xeer ilaaliyaha Qaranka ku yeeshay xaruntoda…
Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa lagu sheegay in damiin lagu…
Iyadoo maanta mar kale maxkamad la soo taagayo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda Federaalka ayaa waxaa soo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa shirar xiriir ah oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho si…
Kadib markii shalay maxkamadda Gobolka Banaadir lasoo taagay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa waxaa soo if baxday qaabka loo weeraray Guriga…
Guddoonka Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa go’aamiyay in xeer ilaalinta ay muddo 24 saacadood ah ku keento caddeymaha ay u heysto…
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la wareegay dabagalka xaaladda xildhibaannada lagu soo oogay dacwadda ee Xeer ilaalinta ay dalbatay in xasaanadda…
Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo ka hadlay shir jaraa’id oo madaxda hay’adaha ammaanka ku qabteen Muqdisho ayaa shaaciyay…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, isagoo…
Xildhibaano ku dhow 100 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa caawa isugu tegay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed…
Dood badan ayaa ka dhalatay warka ka soo yeeray xeer ilaaliyaha Qaranka ee ku saabsan in laba xildhibaan oo ka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay inuu ka danbeeyo warka kasoo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada ku kacsan hoggaanka Dowladda Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay xilka xeer…
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa shaaciyey tirada maxaabiista Soomaalida ee ku jira xabsiyada dalalka caalamka.
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu socdo qorshe xilalka looga qaaadayo madax sare oo ka tirsan hay’adaha Garsoorka…
Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay xilalka ka qaado mas’uuliyiin ka tirsan dowladda siiba dhinaca Garsoorka.
Ganacsatada Muqdisho ayaa si weyn uga carooday hanjabaad iyo aflagaado kasoo gaaray xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir.
Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa musharixiinta xilka madaxweynaha uga digay inay laaluush u adeegsadaan ololaha doorahsada.
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo ku sugan dalka Holland ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay…
