Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle ee xilka sii hayey, isagoo magacaabay…
Browsing: xil ka qaadis
Guddoomyihii Gobolka Gedo ee hoos taga dowladda Federaalka ayaa xilka laga qaaday, iyadoo guddoomiye cusub loo magacaabay Gobolka Gedo.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble si lama filaan ah xlkii uga qaaday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Cali Bariise,…
Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa xilkii laga qaaday waqti yar kadib markii uu xilka dib ugu celiyey Taliyaha ciidamada…
Kadib markii Mooshin degdeg ah xilka looga qaaday saaka Guddoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland C/xakiim Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed) ayaa goor dhoweyd…
Wararka laga helayo magaalada Garowe oo xiisad siyaasadeed ay ka jirtay ayaa sheegaya in xildhibannada golaha Wakiilada Puntland ay si…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqadii ka eryay Wasiirkii Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha Maamulkaasi Maxamed Maxamuud Cabdulle.
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca howlaha guud ayaa qarka u saaran in xilka laga qaado, kadib markii uu…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday…
Maareeyihii hore ee Tiyaatarka Qaranka Cismaan C/llaahi Guure (Abwaan Guurre) ayaa ka hadlay xil ka qaadis degdeg oo maanta looga…
Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaanayaa xil ka qaadis ku sameeyay C/qaadir C/raxmaan Ibraahim oo ahaa Agaaisimihii Waaxda Dalxiiska iyo Maalgashiga…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si lama flaan ah xilkii uga qaaday Wasiirkii Waxbarashada xukuumadiisa.
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaasi) ayaa xilalkii ka xayuubiyey Agaasimayaasha Hay’adaha Nabadsugidda iyo Amniga ee Puntland sida lagu…
Wasiir ku xigeenkii Kalluumeysiga Puntland Maxamed Maxamuud Cali (Gabax) oo xilka looga qaaday musuqmaasuq sida uu ku eedeeyay madaxweynaha Puntland ayaa…
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa caawa mar kale ku dhawaaqay inay xilka ka qaadeen Madaxweyne ku xigeenka maamulka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle (Xaaf) ayaa waxba kama jiraan ka dhigay xil ka qaadis ay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa xilkii ka qaaday Taliyaha Nabadsugidda Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xilkii madaxweynenimo ee maamulka Hirshabeelle laga xayuubiyay Cali C/llaahi Cosoble.
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu socdo qorshe xilalka looga qaaadayo madax sare oo ka tirsan hay’adaha Garsoorka…
