Gudoomiyihii Guddiga Anshaxa Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaan Cumar Buraale Axmed ayaa ku geeriyooday Magaalada Kismaayo .
Browsing: Xildhibaan
Guddiga Doorashada Madaxa bannaan ayaa galabta xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ku qabtay Doorashada kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi lagu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo lagu…
Xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka oo kasoo jeeda Galmudug ayaa maanta goor dhoweyd gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in dembiyo loo heysto siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xalay gurigiisa ay kala baxeen…
Shan Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa ka baxay kulan ay maanta isugu yimadeen xildhibaanadda iyo wasiirada beesha Hawiye…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday dalka India oo xaalad caafimaaf loo geeyay.
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ayaa sheegayaan in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug uu ka badbaaday Qarax la dhigay…
Isbedel siyaasadeed la yaab leh ayaa ka dhacay doorashada Soomaaliya kadib markii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu magacaabay Ra’iisal wasaare…
Xildhibaan hore loo laalay kursi uu ku soo baxay magaalada Cadaado ayaa mar kale dib loogu doortay magaalada Muqdisho.
Kursi ka mida kuraasta dib loo celiyay ee shan-ta ah ayaa maanta dib loogu doortay magaalada Garowe ee xarunta Puntland.
Kursigii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
Warar aya faafiyeen qaar ka mida warbaahinta ayaa sheegaya Marwada madaxweyne Xasan Sheekh ay u sharxan tahay xil xildhibaannimo.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhammaaday ayaa geeriyooday iyado ay tacsu u direen madaxda dowladda.
Xildhibaan Cabdiwahab Ugaas Khaliif oo kamida xildhibaanada Federaalka, saaxiib dhowna la ah madaxweynayaasha Jubba iyo Puntland ayaa sheegaya sheegey in Puntand…
Xildhibaan Nabiil Al-Fadli ayaa si lama filaan ah ugu dhex geeriyooday gudaha baarlamaanka dalka Kuweyt kadib markii xanuun degdeg soo…
Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Gedo…
Mudane ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd lagu dhaawacay degmada Xamarweyne meel u dhow dhismaha Bacadlihii hore. Xildhibaankan…
Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa goor dhoweyd uga dhawaqay xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho inuu iska casilay xubinnimadii Baarlamaanka…
Xildhibaan C/llaahi Xuseen Maxamud ayaa ku dhintay rasaas lagu furay iyo qaraxyo lala beegsaday gaari uu saarnaa oo oo marayay…
