Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey dilkii shalay loo gaystay xildhibaan Yusuf Dirir,…
Browsing: Xildhibaan
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu maanta cod u qaado mooshinka baarlamaanka Jubba kadib markii uu baaqday Arbacadii hore, waxaana…
Xildhibaan ka tirsan Golaha wakiilada Puntland laguna magacaabo Siciid Xuseen Nuur ayaa caawa fiidnimadkii lagu diley magaalada Gaalkacyo ee xarunta…
Cabdiweli Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa maanta loo dhaariyay xilka xildhibaannimo ee uu aabihii ka geeriyooday dhowaan kadib markii odayaasha jufada…
Xildhibaannada taageersan Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray digniin culus oo…
Qaar kamida xildhibaanadii saxiixay mooshinka ka dhanka ah Ra’iisal wasaaraha ee khilaafka weyn ka dhex dhaliyay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la…
Qaar ka mida xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo balanqaaday in la siin doono jago wasiirnimo si loo helo taageeradooda, waxayna…
Iyadoo uu xowli ku socdo ololaha is khaarijinta siyaasadeed ah ee ka dhaxeeya madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaare…
Kadib isku shaadheyntii qaar kamida xubnaha golaha wasiirada ee uu ku dhawaaqay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Maxamed (Akhri isku shaandheynta)…
