Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, July 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Xildhibaanada iyo kooxaha taageersan Ra’iisal Wasaaraha (Xog xasaas i ah)

    Xildhibaanada iyo kooxaha taageersan Ra’iisal Wasaaraha (Xog xasaas i ah)

    October 30, 2014Updated:October 30, 20142 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo uu xowli ku socdo ololaha is khaarijinta siyaasadeed ah  ee ka dhaxeeya madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Maxamed ayaanu halkan idinku soo gudbineynaa xildhibaanada taageersan ee uu isku haleyno Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh.

    Ra’iisal wasaaraha ayaa dagaalkiisu ku eg tahay inuu naafeeyo xubnaha u dhow madaxweynaha sida xilkii wasaaradda Garsoorka iyo Dastuurka ee uu ka wareejiyo Faarax C/qaadir, laakiin ma jirto dhaqdhaqaa

    Fadhiga Golaha Baarlamaanka
    Fadhiga Golaha Baarlamaanka

    q weyn uu wado ama olole uu isku difaacayo sida ka socota xafiiska madaxweynaha oo ay ka go’an tahay inuu xilka ka rido Ra’iisal wasaaraha.

    Waxaa jira xildhibaano aan yareyn iyo kooxo qaab isbaheysi ama qabiil u dhisan oo si weyn uga horjeeda madaxweynaha kuwaas oo rajo fiican siinaya Ra’iisal wasaaraha diyaarna u ah wax kastoo ay ku qaadato inay barbar istaagan si ay madaxweynaha kula loolamaan, qeybahaasi waxaa kamida:

    [list][item icon=”fa-flag” ][/item][/list]  Kooxda Ceydiid Ilka xanaf: Waxaa taageersan xildhibaano u badan Beesha Dir oo uu ugu horeeyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka.

    [list][item icon=”fa-flag” ][/item][/list] Taageerayaashii Saacid: Xildhibaanno kale oo dagaal culus la galay Xasan Sheekh oo hore u taageersanaa Ra’iisal wasaarihii la riday ee Saacid; kooxdan waxaa hogaamiya xildhibaan Abtidoon oo laf ahaantiisa ka mid ahaa saaxiibada madaxweynaha balse ay is faaruqeen.

    [list][item icon=”fa-flag” ][/item][/list]  Kooxda Jawaari+6-da Gobol: waxaa kaloo jira xildhibaano taageersan Jawaari oo dagaal kala dhaxeeyo Shariif Xasan Sheekh Adan (oo isagu la safan madaxweynaha) iyo koox kale oo taageersan Madoobe Nuunow madaxweynaha Lixda Gobol ee Koonfur Galbeed; kooxdan xildhibaannada ah waxaa hormuud u ah Sheekh Aadan Madoobe, Xaabsade iyo Afaraale, iyaguna waxay taageerayaan cid kasta oo ka horjeesata Madaxweyne Xasan Sheekh.

    [list][item icon=”fa-flag” ][/item][/list] Kooxda wasiirka Haweenka Khadiija Maxamed Diiriye : waxaa koox kale oo dhowaan ay isku dhaceen madaxweynaha iyo Faarax Sheekh C/qaadir markii xilka laga qaaday taliyihii hore ee nabad sugiddaGen. Bashiir Goobe.

    Marka la isu geeyo kooxahan dantu kulmisay waxay colaad siyaasadeed kala dhaxeysaa madaxweynaha, waxayna diyaar u yihiin inay difaacaan ra’iisal wasaaraha iyagoo aan wax bedel ah ku qaadan taasi, waxaase dhici karta in qaar ka mida balanqaadyo loo sameeyo inkastoo balan ka baxyada siyaasadeed aad loogu bartay madaxweynaha.

    Wadani Info

    Muqdisho

    Xildhibaan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaad ka ogtahay wasiirada la safan Madaxweynaha?
    Next Article Kooxda Madaxweynaha u xilsaaray mooshinka Ra’iisal wasaaraha oo howshoodii bilaabay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo