Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Subscribe
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Maxaad ka ogtahay wasiirada la safan Madaxweynaha?
    Madaxtooyada

    Maxaad ka ogtahay wasiirada la safan Madaxweynaha?

    WebmasterBy WebmasterOctober 28, 2014No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Xubnaha Golaha wasiirada
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa mareysa xaaladii ugu adkeyn tan iyo markii la dhisay kadib markii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud uu waxba kama jiraan ka soo qaaday isku shaandheyn uu Ra’iisal wasaaruhu ku sameeyay qaar kamida Golaha wasiirada.

    Xubnaha Golaha wasiirada
    Xubnaha Golaha wasiirada

    Haddaba Goobjooge.com ayaa halkan ku soo gudbineysa wasiirada sida tooska ah ugu xiran madaxweynaha ee aan marna ka amar qaadan Ra’iisal wasaaraha kuwaas oo culeys weyn ku hayay muddooyinkii ugu danbeeyay Ra’iisal wasaare C/weli, waxayna xubnahan hormuud u yihiin ololaha uu madaxweynaha wado ee lagu doonayo in xilka looga tuuro ra’iisal wasaaraha, xubnahaasi waxay kala yihiin

    1. Wasiirka Maaliyadda

    2. Wasiirka Garsoorka & Dastuurka

    3. Wasiirka Arrimaha Dibadda

    4. Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha

    5. Wasiirka Gaashaandhigga

    6. & Wasiirka Arrimaha Gudaha

    gj add Waxaa kaloo jira wasiiro labada dhinacba iska xaadiriya oo go’aankooda aanu caddeyn iyo kuwa la safan ra’iisal wasaaraha, wasiirada la safan ra’iisal wasaaraha ayaanu idin soo gudbin doonnaa qormada xigta xilli ay xiisada siyaasadeed ee labada mas’uul mareyso meel bilow ah haddana xasaasi ah.

     

    Goobjooge.com

    Muqdisho

     

     

     

    Gole wasiiro
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news.Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

    October 10, 2024

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo