Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Gen. Jim Owoyesigire, ayaa soo saaray amar ku saabsan in ciidammada AMISOM ay…
Browsing: Xoogga dalka
Majaladda caanka ah ee Mareykanka kasoo baxda Foreign Policy ayaa qortay warvixin naxdin leh oo ku sabasan ciidamada Soomaaiya, iyadoo…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa 18- askari oo ka tirsan Guutada 14-ka October ee ciidamada Xoogga dalka,…
Ra’iisal Wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ku tagey Dugsiga tababarka Ciidamada Gen. Goordan ee Magaaladan Muqdisho oo…
Waxaa maanta loo dabaal degayaan Munaasabadda xuska 58-guuradii ee aasaaska Ciidamada xoogga dalka oo ku beegan 12-ka April.
Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay ciidamada ay tababarraan Imaaraadka Carabta iyo xaaladda mushaarkooda.
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo muddo saddex bilood tababar ku qaatay Dugsiga Tababarka ee Turkiga ee Muqdisho ayaa maanta …
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaacisay in dib u habeyn lagu sameeyay saraakiisha ciidammada milateriga Soomaaliya, taasoo qeyb ka ah qorsha…
Ciidamada Xooga ee Ilaalada Madaxtooyada ayaa maanta loo furay Tababar Ciidan, iyadoo ay ka qeyb galayaan ururka 60-aad ee ciidamada…
Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa loo soo xiray tababar ku saabsan la-dagaalanka argagixisada oo uu soo qabanqaabiyey Midowga Yurub.
Tababar ay Saraakiisha ciidamada midowga Yurub siiyeen ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Ciidamada xoogga dalka ayaa degaano cusub oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose kala wareegay xarakada Alshabaab.
Ciidamada Militariga Soomaaliya ayaa sii kordhiyay howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Shabaab,gaar ahaan deegaanada kuyaala xadka ay wadaagaan Shabeelooyinka oo…
Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay hwolgalka ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ku qaadi doonaan Alshabaab.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay dagaal xoog leh ku qaadeen degaanka Base ee ka…
Dowladda Turliga ayaa hub casri ah ugu deeqday ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, sida ay qortay saxaafadda dalkaasi.
Jeneraal ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa ku dhintay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho.
Taliyaha ciidamada xoogga Gen. Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid) ayaa maanta tegay degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeeda ayaa loo magacaabay Afhayeen cusub oo codkooda ku hadli doona.
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo intooda badan ka baxay Dugsiyada Sare iyo jaamacado ayaa laga eryay tababar ay isu qoreen inay ka…
