Mid ka mida Jeneraalada ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka badbaadya isku dal dil oo kooxo hubeysan ay doonayeen inay…
Browsing: Xoogga dalka
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Gen. C/laahi Cali Caanood ayaa sheegay in 11 askari oo lagu qabtay isbaaro ay dhigteen xabsi…
Ciidamo isku dhaf ah oo ah kuwii ugu horeeyay ee Qaran ayaa tababar maanta loogu soo xiray magaalada Kismaayo.
Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shaaciyay qorshaha uu doonayo inuu dalka uga horeeyo kooxda Alshabaab.
Inta badan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya iyo wasiirada xukuumadda ayaa iska xaadiriyay xarunta wasaaradd Gaashaandhigga Soomaaliya.
Magaalada Muqdisho qeybo ka mida ayaa lagu wadaa beri laga xiro isu socodka dadka iyo gaadiidka, taasoo saameyn ku yeelaneysa…
Taliyaha ciidanka XDS S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa beeniyay inuu xilka iska casilay, isagoo sheegay in warar been abuur ah…
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Aadan Axmed ayaa si kulul uga hadlay bar twitterka laga sameeyay oo magaciisa…
Munaasabad loogu dabaal degay 56 guuradii ka soo wareegtay dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April ayaa maanta ka dhacday xarunta…
Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday degaanka Awdheegle habeenkii Talaadada ay…
Taliyaha ciidamada Dalka xoogga Soomaaliyeed Gen. Maxamed Aadan Axmed oo ka qeybgalayey kulan todobaadkiiba ay isugu yimaadaan taliyaasha ciidamada Soomaaliya ayaa…
Kulan ay maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku yeesheen taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Aaden Axmed iyo saraakiisha ugu…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si lama filaan ah u tegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya, halkaasoo kulan toddobaadle…
Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Jen. Maxamed Aadan Axmed amarkiisii ugu horeeyay soo saaray intii uu xilka qabtay isagoo ciidamada oo…
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed oo ay waheliyaan saraakiil kale oo wehliya ayaa maanta kormeeray xeryaha ciidamada…
