Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Browsing: xukuumadda
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa faragalin ku sameeyay xaalad cakiran oo ka dhalatay maamulka dekadda Muqdisho iyo…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Xeer lagu dhaqan galinayo Habraaca Heshiisyada Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowlada ay la…
Guddiga uu dhowaan magacaabay Ra’iisal wasaaraha ayaa kulankoodii ugu horeeyay oo ay la yeesheen Xasan Cali Kheyre kadib kasoo saaray…
Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku ansixiyey Heshiis ay gaareen dowladaha Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye tababar ugu soo xiray 1,400…
Wafdi ay hoggaaminayaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda iyo Wasiirka Gargaarka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray xarunta taliska guud ee Gobolka Banaadir oo dib…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed oo magaalada London uga qeyb galay kulan lagu taageeray dowladda Soomaaliya…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa balanqaaday inay xukuumadiisa dhammeystireyso Dastuurka KMG, isla markaana ay qabaneyso doorasho qof…
Tababar ku saabsan Sharciyada Canshuurta iyo Qaadisteeda ayaa maanta loo furay 200 askari oo ka tirsan ciidamada Booliiska Soomaaliya.
Waxaa magaalada London ka socda dadaal ay wado dowladda Soomaaliya oo ay ku baajineyso bannaanbax weyn oo ay qabanqaabinayeen jaaliyadda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo aaaa maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Amniga iyo Caddaaladda oo ay yeeshaan qeyb ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa qaabilay madaxa Siyaasadda iyo Nabadda Qaramada midoobay Rosemary DiCarlo oo maanta Muqdisho…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inay Kenya tahay dowladda koowad ee saxiibka la ah Soomaaliya, kana shaqeysa…
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay shir ka dhacaya Magaalada London oo ku saabsan shidaalka…
Kulankii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul wasaare asan Cali Khayre.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan gaara kula yeeshay safiirrada dalalka midawga…
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa cambaareyn kasoo saartay falalka ay ciidamada dalka Kenyak u burburiyeen xarumaha shirkadaha isgaarsiinta Soomaalida…
Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa ka hadlay arrimihii ay isla soo qaadeen Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, kadib kulan uu kula…
