Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta kormeeray Wasaaradaha Warfaafinta, kalluumaysiga, Haweenka, Ganacsiga, Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha.
Browsing: xukuumadda
Baarlamaanka Somaaliya ayaa maanta ka doodaya wax ka bedelka Xeerka Bankiga dhexe ee Soomaaliya, si qof ajnabi ah uu xilka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa soo gabagabeeyay isla-xisaabtanka golaha wasiirrada oo socday shantii maalmood ee ugu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka oo ka kooban…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda Difaaca dawladda…
Wafdigii ka socday dowladda Soomaaliya ee magaalada Garowe tegay galabta, kadib markii xayiraadii laga qaaday ayaa la kulmay madaxweynaha cusub…
Wafdigii Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee laga hor istaagay inay tagaan magaalada Garowe, si ay goobjoog uga noqdaan doorashada maamulkaasi…
Wafdi ka socda xukuumadda Somalia ayaa la sheegay inay ku xayirmeen Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inay…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda magaalada Muqdisho.
Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sanadkii labaad ku fashilmay in la hor geeyo Miisaaniyadda dowladda, si uu uga…
Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan caadi ahayn maanta yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay ee sanadka 2018 ayaa ansixiyay hindise…
Waxaa goor dhoweyd la soo saaray ajendaha kulanka aan caadiag ahayn ee xildhibannada Baarlamaanka maanta yeelanayaan, kasoo lagu ansixsnayo Miisaaniyadda…
Guddoomiyihii Hay’adda Qaranka ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha Axmed C/kariin Nuur ayaa xilka iska casilay, isagoo qoraal dheer oo ka kooban…
Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dood ka keenay mushaarka ay qaataan wasiirada xildhibnaannada ah…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay Wafdi ka kooban xukuumadda iyo Baarlamaanka u dirtay colaadda ka taagan Gobolka Galgaduud.
Waxaa hadda xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho ka socdaa kulan looga hadlayo miisaaniyadda 2019, iyadoo furitaanka kulanka oo Guddoomiye Maxamed Mursal…
War kasoo baxay xogheynta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in manta oo Sabti ah 29-ka Disembar 2018 uu ka dhacayo…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dib loo dhigay tartankii ciyaaraha dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Aadan Xooshow ayaa maanta loo dhaariyay xilka…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay la waregtay isbitaalka weyn ee Hooyada iyo Caruurta Banaadir, iyadoo maamul cusub loo magacaabay.
