Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qasaaraha ka dhashay weerarkii Alshabaab ku qaaday xarunta Otto Otto ee Wasaaradaha Amniga iyo…
Browsing: xukuumadda
Xujeyda Soomaalida ayaa qarka u saaran inay ka baaqdaan xajka sanadkan kadib markii xukuumadda Soomaaliya ay xaalad jaha wareer ah…
Ra’iisal Wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ku tagey Dugsiga tababarka Ciidamada Gen. Goordan ee Magaaladan Muqdisho oo…
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u howlgelisay Machadka Tababarka Isgaarsiinta Qaranka oo hoos tegi jiray Wasaaradda, kuna…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in hay’adda Sirdoonka iyo…
Ra’iisul wasaraaha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa kormeer shaqo ku tegay Taliska guud ee Ciidanka Booliska magaalada Muqdisho.
Wafdi ka socday Dowladda Qatar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo garoonka garoonka diyaradaha ay ku soo dhoweeyeen madax…
Xayiraddii saarnayd xoolahii loo dhoofin jiray dalka Sucuudiga ayaa la qaaday kaddib markii mas’uuliyiin ka socda dowladda Soomaaliya ay kulan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 24 saacadoo kadib War kasoo saartay weerarkii Hoobiyaha ahaa ee shalay 1-da Luulyo 2018ka dhacay degmada Wadajir,…
Kulankii ee Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada oo ka dhacay magaalada Muqdisho 29-30 Juun 2018 ayaa maanta…
Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada Xukuummada Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir gudoomiyay Ra’iisul Wasaare…
Xukuumadda Somalia ayaa ku baaqday in dib loo bilaabo wadahalkii hakaday ee kala dhaxeeyay maamulka Somaliland ee keligiis ku dhawaaqay…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hor yimid dhismaha Guddiga Qaran ee Isgaarsiinta kaasoo uu bishii hore magacaabay wasiirka Boostada iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in sidii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya ee xilka haya Maxamed C/llaahi…
Kulan ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa la isugu keenay Xubno ka mida Golaha Wasiirrada, Maamulka Gobolka Banadir…
Wafdigii uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar ay…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Daahir Maxamuud Geelle ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeeray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya…
Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku socota kalluumeystada Soomaaliyeed iyo dadka u dabaal taga…
Ra’iisul wasaaraha XukuumaddaXasan Cali Kheyre ayaau magacaabay guddi heer Qaran ah oo ka kooban Toban Xubnood, kuwaasoo loo xil saaray…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqaalaha dowladda fasaxday munaasbadda Ciidul fitriga ee fooda nagu soo heysa.
