Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dib u bilaabay kormeeradii uu ku tegi jiray xarumaha wasaaradaha, kadib bilo ay…
Browsing: xukuumadda
Kulan wadatashi ah oo looga hadlayo sidii dib loogu soo celin lahaa Shirkaddii diyaaradda Qaranka ee Somali Airline ayaa maanta…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay arrimaha musuqa iyo heerka ay xukuumadiisa ka taagan tahay.
Wasaaradda Soomaaliya Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Qorshe lagu sugaayo amniga dalka.
Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimo badan oo ay ka mid yihiin…
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya lacag dhan 300 Milyan oo Doolar.
Bandhig bille ah oo xukuumadda Soomaaliya ku soo bandhigto ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Sheekh caan ah oo ka mida taageerayaasha dowladda ayaa ku baaqay in xildhibaannada lacagta ku qaatay mooshinka laga wado madaxweynaha…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay qaabka siyaasadda dalka iyo qorshe ku saabsan mooshin laga wado xukuumadda.
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in maalinta berrito ah oo ay taariikhda Hijriyadu ku beegantahay …
Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa shirka wasiirada Gaashaandhigga dalalka Islaamka ee Argagixiso la-dirirka oo magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya xilkii laga qaaday.
Waxaa maanta qabnsoomay shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka, waxaana bilowgii hore shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa abaabushay Madal loogu magac daray Talo-wadaag oo ay ku bahoobeen siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin hore xilal uga soo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan la yeeshay madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.
Is-casiladii Wasiirkii Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed ayaa si weyn loo hadal hayay maalmihii ugu danbeeyay,…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal uu u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ku dalbaday in laga noqdo canshuur dhaafkii loo…
Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-Dhagax) oo Nabadsugidda Soomaaliya u dhiibtay Dowladda Itoobiya 28-dii Agoosto, ayaa guddiga Baarlamaanka ee loo xilsaaray arrinta…
Guddi Golaha shacabka u saaray baaritaanka kiiska dhiibistii ay dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya sarkaalkii ka tirsanaa ONLF ee…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta la wareegtey Doon nooca dheereysa ah oo lagu ilaalinayo xuduudaha Badda Soomaaliya.
