Browsing: xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadd Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble aya magcaaabay Gudi ka kooban 34 qof oo la sheegay inay dardar galiyaan…
Akhriso jawaabaha ay bixiyeen Madax Sare, Siyaasiyiin, Mas’uuliyiin hore iyo xildhibaanno
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa beeniyay inuu diiday in ururka ONLF laga saaro liiska argagxisada, kadib shirkii…
Xukuumadda Xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis cusub la gashay shirkad lagu magacaabo Maru Port Services Ltd oo qaabilsan tayo-dhowrka.
Xukuumadda ma sheegin cidda weerarka ku heysa Rooble, laakiin waxay caddeysay inuu yahay mid sare oo saraakiil ciidan loo adeegsaday…
Golaha Wasiirada xukuumadda xilgaarsiinta ayaa galabta yeeshay shirkii toddobaadlaha ahaa oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Ra’iisal wasaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibadda Maxamed C/risaaq Maxamud, isagoo sidoo kale…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaalle Beyle oo Shirka jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay horumarka dhaqaalaha dalka, 0Ddoorashooyinka…
