Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay inay xilka ka qaadaan Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin(Siraaji).
Browsing: xukuumadda
Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa kala saxiixday heshiisyo ku saabsan horumarinta Soomaaliya oo Jarmalku ka taageerayo qorshaha horumarinta dalka.
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan iskaashi dhinaca beeraha ah.
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay uga mahadcelineyso Sucuudiga, sida joogtada…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa mamulka Gobolka Banaadir ka hor istaagay qoonde ay u gooyeen Golaha Wasiirada…
Wax ka baro qodobada ugu muhimsan Sharciga Isgaarsiinta ee uu Maanta saxiixay Madaxweyne Farmaajo, Maamulka , danaha isdiidan, Isticmaalka furaha…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa dhawaan Golaha wasiirada ka codsaday in Maamulka Gobolka Benaadir loo…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya taageertay xil ka qaadista ay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ku sameeyeen madaxweynihii maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle…
Shir degdeg ah oo ay caawa isugu yimaadeen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdega Caawa la isugu yeeray Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Qaar ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa wada mooshin ka dhan ah madaxda maamul Goboleedyada dalka.
Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa amar ka soo saaray arrin dhibaato weyn ay ku…
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada…
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa u yeeray wasiiro ka tirsan Xukuumadda federaalka Soomaliya oo laga doonayo inay hor yimaadaan Golaha Baarlamaanka…
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka C/Kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa ka hadlay wararka ku saabsan in Mooshin laga keenay xukuumadda…
Xukuumadda Soomaaliya aya gebi ahaanba joojisay wax qaad ah laga dejiyo magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa joojiyay in guddoonka uu qabto hindise sharciyeed kale oo ka yimaada xukuumadda Soomaaliya.
Shirkii Golaha Shacabka ee looga doodi lahaa arrinta sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u dhiibtay Itoobiya ayaa lagu dhawaaqay…
Xubnaha Golaha Aqalka Sare ayaa maanta fashiliyey qorshaha Guddoomiye kuxigeenka 1aad Aqalka Sare ee uu ku doonaayey in jahwareer ku…
