Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Yaa ka dambeeyay Qorshihii fashilmay ee la hor geeyay Aqalka Sare? [Maxaa laga baran Karaa]

    Yaa ka dambeeyay Qorshihii fashilmay ee la hor geeyay Aqalka Sare? [Maxaa laga baran Karaa]

    September 11, 20172 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xubnaha  Golaha Aqalka Sare ayaa maanta fashiliyey qorshaha Guddoomiye kuxigeenka 1aad Aqalka Sare ee uu ku doonaayey in jahwareer ku galiyo kalfadhiga labaad ee Golaha.

    Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Bukhaari ayaa si wayn u abaabulaayey in Raisul Wasaare Khayre hor yimaado Xubnaha Aqalka Sare si wax looga waydiiyo arrinta Qalbi Dhagax, balse dood dheer oo dhex martay Xubnaha  Aqalka Sare waxaa la isla qiray in haatan baahi wayn aan loo qabin in xubnuha ay fara galiyaan arrin ay gacanta ku hayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

    Aqlabiyadda Golaha Aqalka Sare ayaa cuskaday Qodobka 71aad ee dastuurka oo muujinaaya hawlaha ugu muhiimsan ee laga rabay ay tahay in la dadajiyo dib u eegsita dastuurka, ansixinta sharciyada horyaalla, iyo dib u habaynta xiriirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, maadama Xildhibaanada Aqalka Sare ay matalaan dowladda Goboleedyada laga soo doortay.

    Xildhibaanada Aqalka Sare ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Puntland, ayaa isku raacsan in dib u eegista dastuurka ee haatan socota aan laga dhinac furin arrimo siyaaasadeed oo aan wax tar wayn u lahayn shacabka Soomaaliyeed. 

    Sidoo kale, Xildhibaannada Jubbalandayaa iyagu qaba aragtidaan, balse waxa ay doonaayaan in dib u eegid lagu sameeyo go’aanka dowladda ee ku aaddan Jabhadda ONLF.

    Maamulka Galmudug oo ah halka ay kasoo bilbaatay arrinta Qalbi Dhagax ayaa Senatoorada kasoo jeeda waxay si wayn u doorbidaayaan in dib u eegid lagu sameeyo, lana saxo xiriirka u dhexaaya Dowladda Faderaalka iyo Dowladda Goboleedyada si looga fogaado jahwareer siyaasadeed oo soo wajaha dalka sidii khilaafkii ka dhashay arrimaha Khaliija ee qaar ka mid ah Maamul Goboleedyadu ay soo saareen go’aan khilaafsan kii dowladda.

    Inta badan xildhibaannadu waxay qabaan in aysan galin arrimaha khilaafku uu ka taaganyaahy iyo isjiid jiidka dhinacyada ku loolama siyaasadda maadama Aqalka Sare loo asaasay ka odayeynta khilaafaadka iyo xasiloonida siyaasadeed ee dalka.

    Waa tallaabadii koowaad ee ay qaar kamid ah Guddoonka Aqalka Sare ay doonayeen in ay damacooda siyaasadeed uga faa’iideystaan balse Xubnaha Golaha Sare ayaa cod aqlabiyad ah ku diiday jilaafadii lala doonayay Xukuumadda uu hoggaamiye Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.

    Abshir Bukhaari Aqalka sare xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Ammaanka oo qabtay Gaari iyo Dabley Dilal qorsheysan ka fuliyay Muqdisho [Sawirro]
    Next Article Sacuudiga oo xir-xiray Culimo waaweyn oo uu ku jiro Sheekh Salmaan Alcawda

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo