Xildhibaan Maxamuud C/llaahi Abukaate oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa ku eedeeay dowladda Soomaaliya ee xilligan jirta inay dhiirigelineyso…
Browsing: xukuumadda
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Mooshinkii ugu horeeyay ee lagu soo gole joojinayo ayaa la geeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Ciidamadda sida gaarka ah u tababarran ee Nabadsugidda Soomaaliyeed ee loo yaqaan Gaashaan ayaa la sheegay inay qarka u saaran…
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharicga La Dagaalanka Argagaxisada, laguna go’aamiyey in Dhabaha Diyaaradaha ku soo degaan 150 mitir…
Qeyb cusub oo ah dhismooyin ayaa lagu soo kordhiyay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya.
Hanti dhowrka cusub ee xukuumadda Soomaaliya ay soo xushay Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa maanta xilkii lagu wareejiyay.
Laba wasiir oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa wajahaya eedo iska horjeeda oo mid waliba loo heysto kiis ka horjeeda…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa.
Golaha Wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa shirkoodii maanta ku ansixiyay sharciga xakameynta Hubka wax dila.
Bangiga adduunka oo warbixin ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya todobaadkan waxaa uu ka deriyay guud ahaan heerka dhaqaalaha dalka, gaar…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuusan ku faraxsaneyn la shaqeynta Ra’iisal wasaare Kheyre.
Dowladda Soomaaliya ayaa dhinaceeda ka baxday, isla markaana burrisay heshiisyo ay kula jirtay ku dhowaad 20 shirkadood oo bixin jiray…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka baxday dhammaan heshiisyadii ay kula jirtay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee bixiya adeegyada dowladda.
Miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2017 ayaa lacagta ugu badan ay ku baxeyso arrimaha maamulka iyo xafiisyada.
Jaamcadda Umadda ayaa maanta ku dhawaaqday in dib loo furay kulliyadii Cilmiga Warbaahinta Saxaafadda.
Wasiirka Dastuurka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo Baarlamaanka Federaalka ku dhegan yahay ayaa xaaladda siyaasadda Soomaaliya ku sifeeyay mid qaawan.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska fogeeyay miisaaniyada dowlada ee Baarlamaanka.
Dowladda Soomaaliya war ka soo saartay iska hor imaadyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay sarkaal sare iyo…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa loo heystaa war uu dhowaan ku naqdiyay Golaha Shacabka.
