Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa lagu tilmaamaa golihii ugu dhalinyarada…
Browsing: xukuumadda
Iyadoo ay socdaan xafladihii xil wareejinta ee ay wasiirada xukuumadda cusub kula wareegayeen xilalkooda ayaa maanta lagu wadaa inay dhowr…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saacado kooban maanta ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2017.
Dowladda Soomaaliya ayaan awood u lahayn inay wax kharash ah bixiso, kadib markii ay noqotay miisnaaiyad la’aan.
Wasiirka cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta xilkii kala Wareegay Wasiirkii hore C/raxmaan Maxamed Xuseen…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xubnaha Golaha Wasiirada cusub ku soo rogay qoddobo cusub
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017.
Kadib ansixintii xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo Baarlamaanka Federaalka cod u qaaday shalay waxay neef weyn kasoo fujisay dad badan…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee shalay la ansixiyay ayaa kulankoodii ugu horeeyay ee rasmi ah maanta yeelanaya.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaanada ugu afka dheer ee dib loo soo doortay ayaa ka baxay kulankii…
Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii ay codka kalsoonida ka heshay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ee dalka Jordan ayaa soo dhoweeyay war…
Is mari waagii ka dhashay xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay Ra’iial wasaare Xasan Cali kheyre ayaa la xaliyay, iyadoo…
Wararka laga helayo xarunta madaxtooyada ayaa sheegaya in waanwaantii lagu xalinayay khilaafka dhashay magacaabidda xukuumadda cusub uu meel gabagabo ah…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa heysta muddo 72 saacadood ah oo kaliya si uu barnaamijkiisa siyaasadeed u geeyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si degdeg ah u yimid Muqdisho isagoo qeyb ka…
Maamulka Jubba iyo madaxtooyada Kismaayo ayaa si weyn u beeniyay qoraal ay faafiyeen qaar ka mida Website-yada Soomaalida.
Kulan gaar ah oo xalay xarunt madaxtooyada ku dhex maray madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo wasiirada magacaaban ayaa lagu go’aamiyay sida…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baaq kasoo saaray xaaaladda kalsooni siinta xukuumadda cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu kasoo…
