Wasiirkii hore ee Gaadiidka iyo Duulista Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa iska diiday xilka loo wareejiyey ee wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…
Browsing: xukuumadda
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray wareegto laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda xilalkii loogu kala…
Qoraal ay faafisay warbaahinta dowlada Federaalka ayaa lagu cambaareeyay fal ayc iidamada Puntand xoog u adeegsadeen, kuna rasaaseeyeen dadweyn bannaabax…
Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa shaacisay inay diyaar u tahay ka qeybgalka shirka Wadatashiga ee xalinta khilaafka Doorashada oo ka…
Xukuumada xilgaarsiinta ee dowladda Federaalka ayaa xala soo saartay amarro ku saabsan ka hortagga faafista cudurka Covid-19 oo si weyn…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble, markii uu qiimeeyey soo laba kaclaynta xanuunka COVID-19.
Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa soo saartay Amarro ku saabsan cudurka Covid-19 oo lagu joojiyay isu imaatinka dadka, shirarka iyo…
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya ayaa shaqaalaha dowladda fartay inay joogaan guryahooda, iyadoo si KMG ah…
Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa xalay kulan gaara la yeeshay Guddi xildhibanno ah oo ka tirsan Kutlada la…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa sheegay in xukuumadiisa ay fududeyneyso shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ee uu ku…
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka ee xilka sii heysa ayaa xalay Gurigiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka Cali Mahdi…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa eedeyn u jeediyey shaqaalaha dowladda ee rayidka ah, isagoo sheegay inaysan intooda…
Xubnaha Guddiga Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya magacawday ayaa ka hadlay howsha loo xil saaray iyo khilaafka ka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa mas’uulkii saddexaad u magacaabay, kadib isbedel weyn oo ku sameeyay Xafiiskiisa saacadihii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan wadatashi ah maanta la yeeshay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo lagu waday inuu maanta oo Sabti ah dhaco 5-ta Disembar 2020 ayaa baaqday markii…
Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee…
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore Axmed Ciise Cawad.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble si lama filaan ah xlkii uga qaaday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise…
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa difaacy Guddiyada Doorashada Heer Federaal ee dowladdu magacawday, isagoo beeniyay…
