Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, kadib wareegto kasoo baxday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Browsing: Yariisow
Guddoomiyaha gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, kadib markii uu ku laabtay dalka Ingiriiska…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Maamuka G/Banaadir ayaa mar kale laga wareejiyey inuu kusime noqdo xilli uu dalka ka maqan…
Waxaa ila haboonaataya in dhinaca sharciga laga fiiriyo amarka bur burinta dhul lagu tilmaamay in sharci daro lagu bixiyay. Si…
Ganacsatada Muqdisho ee heshiiska kula jira maamulka Gobolka Banaadir oo uu saameynta ku yeeshay Go’aankii Maamulka G/Banadir ee ahaa in…
Ganacsatada uu quseeyo amarkii kasoo baxay maamulka Gobolka Banadir ee ku saabsanaa in dowladda hoose ay dinb ula wareegtay Jardiinooyinka…
Guddoomiyihii maamulka Degmada Hodan ee Gobolka Banadir ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo xil kale loog magcaabay maamulka G/Banaadir. Maxamed Axmed…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa yeeshay afhayeen cusub kadib markii Afhayeenkii hore C/fataax Cumar Xalane loo magacaabay agaasime Guud oo la…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa soo saaray digniin ku soocta dadka leh xoolaha…
Siyaasiga C/raxmmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay inay soo baxday xantii hore looga maqli jiray Villa Somalia oo ahayd in Madaxweyne Farmaajo uu…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si weyn uga hor yimid wareegto maamulka G/Banaadir ku laalay heshiisyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka iyo…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay inuu dhinaciisa baabi’yey heshiiyadii maamuladii hore ay ku bixiyeen jardiinooyinka iyo beerihii dowladda Hoose…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ku dhawaaqay in la baabi’iyey heshiisyo ay hore u wada galeen Ganacsatada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu soo hagaagay amniga caasimadda dalka ee Muqdisho, inkastoo shalay hoobiyeyaal ay Alshabaab ku weerarreen…
Dad shacab ah oo laga burburiyey dhisme ku yaalla Xaafadda Carafaar ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa dacwad ku…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir joojiyey howlo Dhul-simid iyo Kaawo qodis ah ee ka socday dhul u dhow agagaarka Kawaan Bari, degmada…
Qormadan saddexaad ee ka mida qormooyinkeena xiriirka ahaa ee 100-kii maalmood ee Xafiiska ugu horeysay Guddoomiye Yariisow iyo Gobolka Banaadir…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa dib u soo nooleeyay wareegto laga soo saaray Xafiisak madaxweynaha Soomaaliya intii…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo kordhiyey xilal la sheegay inay noqonayaan agaasimeyaal kuwaasoo u shaqeynaya sida gacan-yareyaal ay leyihiin…
Wararka laga helayo xarunta Gobolka Banadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya isku shaandheyn lagu sameeyay agaasimayaasha Dowladda Hoose ee Muqdisho…
