Boqotooyada Sacuudiga ayaa soo saartay liiska 40 xubnood oo ka mida hoggaamiyeyaasha iyo saraakiisha kooxda Xuuthiyiinta Yeman ee dagaalku kala…
Browsing: Yeman
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Xuuthiyiinta dalka Yeman ay Gantaal Plastic ah ku weerartay garoonka Boqor Khaalid…
Muran xoog leh ayaa hareeyay Qunsuliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Cadan ee dalka Yeman oo hadda fadhi u ah…
Dadka wax tarhiibiya ayaa si ula kac ah ugu daadiyay xeebaha Yaman muhaajiriin isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan, sida ay…
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka aduunka ayaa sheegtay in dadka wax tahriibiya ay si kas ah u quusiyeen ku…
Guddi ka tirsan Q/Midoobay ayaa Isbaheysiga Sacuudiga ku eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii lagu dilay 42 qaxooti Soomaali ah oo…
Kooxda shiicda dalka Yeman ee Xuuthiyiinta ayaa Gantaal nooca Blastic-ada ah ku weeraray magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.
(Beyruut) – Sida muuqata weerarkii ay xulafada uu Sacuudiga hogaaminayo ku qaaday doon dad rayid ah oo Soomaali ah marineysay…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray Qaxootiga Soomaalida ee lagu laayay xeebaha…
Wararka laga helayo dalka Yeman ayaa sheegaya in 31 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah lagu dilay meel u dhow xeebaha…
Aden (Yemen), December 25, 2016 – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Yemen, Danjire Abdullahi Hashi Shuriye
Tr. October 29, 2016 Muqdisho – Soomaaliya Waxa aanu si walaac ku jirto ula soconnaa xaaladaha halista ah ee ka…
Gantaal nooca Balaastikada ah ayaa la sheegay in jabhadda Xuutiyiinta ee dalka Yeman ay ku rideen magaalada barakeysan ee Maka…
In ka badan 60 askari ayaa lagu dilay weerar is-miidaamin ah oo saaka lagu qaaday xero ciidamada dowlada Yeman ku…
Warbaahinta Sacuudiga ayaa soo werisay in Gantaal ka soo gudbay xuduudka dalka Yeman oo ku dhacay gudaha dalka Sacuudiga uu…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mida xildhibaanada Soomaaliya, horena u soo noqday wasiir, kana mida saaxiibada ugu dhow madaxweyne…
Ilaaliyihii gaarka ahaa ee Usaama Bin Laaden Nasser al-Bahri ayaa geeriyooday kadib markii uu muddo dheer xanuunsanaa, sida ay sheegeen…
Guddoomiyihii magaalada Cadan ee Koofurta Yemen Jacfar Sacad iyo qaar ka tirsan ilaaladiisa ayaa lagu dilay qarax ka dhashay gaari…
