Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Taliyaha Booliska oo loo heyso falal Amni darro oo ka dhacay Muqdisho [Yaa hortaagan xil ka qaadistiisa?]

    Taliyaha Booliska oo loo heyso falal Amni darro oo ka dhacay Muqdisho [Yaa hortaagan xil ka qaadistiisa?]

    July 5, 2017Updated:July 5, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/xakiin Daahir Saciid ayaa beeniyay wararka ku saabsan in xilka laga qaadayo isagoo sheegay inuu xilka sii heyn doono.

    Warka Taliye Saacid ayaa yimid kadib warbixino laga qoray fadeexad maaliyadeed oo ku soo baxday taliyaha iyo cadaadis saarnaa tan iyo bartamihii bishii Ramadaan, waxaana soo baxaya xog kale oo ku saabsan xaaladaha ku wareegsan taliyaha Booliska.

    Wadani.com ayaa ogaatay in taliye Saacid lagu soo eedeeyay wax qabasho la’aan iyo inuu ogolaaday falal amni darro ah oo looga sii digay, waxayna arrintan soo baxday markii uu taliyaha Booliska ka baaqsaday inuu tallaabo u qaado ka hortagga falal amni darro oo Muqdisho ka dhacay.

    Agaasimaha NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayay xogtu sheegeysaa inuu madaxda sare ee dowladda iyo guddiga amniga la wadaagtay xog ku saabsan wada-shaqeyn la’aan ka heysata ciidamada Booliska, iyadoo taliye Saacid waxba ka qaban waayay dhowr xog oo lala wadaagay si uu tallaabo u qaado xaalad amni darro oo lagu wargeliyay, kuwaasoo dhibaato ka geystay Muqdisho iyadoo ciidamada Booliska aanay wax tallaabo ah qaadin.

    Agaasimaha Madaxtooyada Fahad Yaasiin ayaa la sheegay inuu diidan yahay xil ka qaadista taliyaha Booliska, isagoo hore uga dambeeyay in xilkan loo magacaabo, waxaana la sheegay inuu Saacid abti u yahay agaasimaha.

    Hore ayaa Taliyaha Booliska looga wareejiyay arrimaha maamulka lacagta Booliska, kadib markii uu isku dayay inuu mushaarka ciidamada qaar ka mida dib u dhigo, sifo mugdi ku jiro oo musuq lagu tuhmay.

    Wadani

    Farmaajo Gen. Sacid Jeneraal Saacid Taliyaha Booliska
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo guddoominaya shirka Golaha cusub ee Amniga Qaranka [Dhageyso]
    Next Article Bannaanbax ka dhacay Magaalada Muqdisho oo Rasaas lagu kala eryay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo