Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Taliyaha Booliska Somalia oo shaaciyey oo in Gal Dacwadeed loo furay Baarista Dilkii Almaas Elman

    Taliyaha Booliska Somalia oo shaaciyey oo in Gal Dacwadeed loo furay Baarista Dilkii Almaas Elman

    November 21, 2019Updated:November 21, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay dilkii naxdinta lahaa ee xarunta Xalane loogu geystay Almaas Elaman Cali oo hor u soo noqotay xoghayhii safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya.

    Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada Booliska Soomaaliya ,gaar ahaan Laanta Dambi baarista ee CID-da ay furtay Gal-dacwadeed ku saabsan baaritaanka dilkaasi ka dhacay Xalane, isla markaana ay bilaabeen baaritaan buuxa oo u saabsan sidii dilka uu u dhacay iyo ciddii ka dambeysay.

    Taliyaha Booliska ayaa intaas ku daray in baaritaanka ay ka qeyb qaadanayaan Saraakiil sare oo khibrad u falalka dembiyada, wuxuuna sheegay in wixii kasoo baxa baaritaankaasi ay la wadaagi doonaan shacabka Soomaaliyeed.

    Warkan ayaa yimid iyadoo xukuumadda Soomaaliya ay War kasoo saartay dilka Almaas Elman, isla markaana ay sheegtay inay cambaareyneyso dalka dilka ah, ayna bilaabi doonto baaritaan lagu ogaanayo ciddii ka danbeysay.

    Shalay waxaa Gudaha Xerada Xalane oo ay AMISOM gacanta ku heyso lagu dhex-dilay Elmaas Elman oo mar soo noqotay Xoghayaha koowaad ee Safaarada Somalia ee Kenya,haatana ka tirsaneyd Xafiiska xiriirka & Isgaarsiinta ee Midowga Yurub.

    Dilka oo ilaa iyo hadda si rasmi ah aan loo faah faahin ayaa ka dambeeyay,kadib markii sida la sheegay rasaas lagu furay Gaari ay saarneed,kadib dhaawac soo gaaray ay u geeriyootay,waxaana dilkaas War kasoo saaray booliska Soomaaliya.

    Almaas Elman Baarista Dilka Almaas Dil Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somalia oo War Culus kasoo saartay Dilkii Marxuumad Almaas Elman [Baaritaan adag oo lagu soo qabanayo..]
    Next Article Dil toogasho ah oo lagu xukumay Nin ka mida Dableydii Alshabaab ee weerartay Xaruntii C/weli Sh. Cilmi yare, Gaalkacyo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo