Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Taliyaha Ciidamada Uganda oo War Naxdin leh ka sheegay Xaaladda AMISOM & Ciidamada Soomaaliya [Akhriso]

    Taliyaha Ciidamada Uganda oo War Naxdin leh ka sheegay Xaaladda AMISOM & Ciidamada Soomaaliya [Akhriso]

    April 23, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda Gen. David Muhoozi ayaa sheegay in Ciidanka Uganda ee jooga Soomaaliya ay ku xayiran yihiin, wax tallaabo ama weerar ahna aysan ku qaadi karinb kooxda Alshabaab.

    Taliyaha oo wareysi uu siiyay Wargeyska Daily Monitor ee Uganda ka soo baxa ayaa sheegay in Ciidamada Uganda ka mida AMISOM weerar qaadaan iska daaye aysan  saldhigyadooda ka difaacan la’ yihiin caddowga.

    Waxaa uu arrintaas sabab uga dhigay sahayda iyo saadka Ciidanka Uganda ee AMISOM oo aan ku filneyn iyo mararka qaar in aysan heysan Ciidan Soomaalida oo xaaladoodu liidato, isla markaana aan awoodin inay ku simaan dhulka ay qabtaan.

    Taliye David Muhoozi, wuxuu sheegay in dalalka taageera Howlgalka AMISOM ay ka gaabiyeen in ay bixiyaan Kharashaadka Ciidamada ku baxaya, Ciidanka Uganda ee Soomaaliya joogana ay rajo beel ku dhow yihiin xaaladooda.

    Taliyaha ayaa sheegay in kulan dib u eegis howlgalka AMISOM ah oo ay dhawaan yeesheen waddamada Ciidamada ku yaboohay Soomaaliya ay ujeedadiisu ahayd in arrintan wax laga qabto laakiin aysan u muuqan wax tallaabo ah oo hore loo qaaday.

    Taliyaha Ciidanka AMISOM waxaa uu wareysigiisa ku sheegay in Ciidanka Soomaaliya aysan xitaa heysan karin magaalooyinka ay qabtaan Ciidamada AMISOM, isagoo sheegay in arrintaas ay qeyb ka tahay niyad xumada ka heysata ciidamada howlgalka AMISOM ee Soomaaliya jooga.

    “Waxaa kala badan waxa aan rabno in aan sameynayo iyo waxa aan heysano, tusaale marka Ciidanka AMISOM ay magaalo qabsadaan, uma gudbi karaan magaalo kale sababta oo ah magaalada ay qabsadeen amaankeeda ma sugna, mana jirto cid lagu halleyn karo” ayuu yiri isagoo ka hadlayay xaaladda quusta ah ee ka joogaan Soomaaliya.

    AMISOM Gen. David Muhoozi Uganda UPDF
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyaha ciidamada Milateriga: “Gacanta ayaa lagu soo dhigay ciidamo isku dayey inay saanad kala baxaan..”
    Next Article Wasiirkii labaad oo ku dhawaaqay inuu iska casilay Xukuumadda Soomaaliya [Akhriso Warbixin]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo