Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Taliyaha cusub ee Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Afrika (AFRICOM) oo xilka la wareegay

    Taliyaha cusub ee Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Afrika (AFRICOM) oo xilka la wareegay

    August 9, 2022Updated:August 10, 20222 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha cusub ee ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Afrika (AFRICOM) Gen. Michael E. Langley ayaa maanta la wareegay xilka.

    Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa xilka kula wareegay xaflad ka dhacday magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka oo Mareykanku saldhig ciidan ku leeyahay.

    “Waxaan rajeynayaa in aan qaato mas’uuliyadda hoggaaminta xirfadlayaashan kartida leh ee AFRICOM iyo dhammaan qaybaheeda kala duwan, innaga oo garab taagan saaxiibadeena iyo xulufadeena si aan u horumarinno nabadda iyo barwaaqada Afrika iyo Maraykanka labadaba.”

    Gen. Langley ayaa noqday taliyihii lixaad ee AFRICOM, tan iyo markii taliska la aasaasay 2008, waana sarkaal kasoo qalin jebiyey jaamacadda University of Texas ee Arlington ayaa markii ugu horreysay kusoo biiray ciidamada Mareykanka 1985-kii.

    Munaasabadda xil-wareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Lloyd J. Austin III iyo 400 oo marti oo ka kala yimid caalamka oo idil.

    Hadal uu ka jeediyey munaasabadda ayuu Austin ugu mahadceliyey taliyaha xilka ka degay ee AFRICOM Gen. Stephen Townsend, isaga oo ku ammaanay hoggaamintiisa ka go’naansho ee saddexdii sano ee lasoo dhaafay.

    Taliska AFRICOM ayaa ah mid ka mid ah toddobada talis ee Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka, wuxuuna mas’uul ka yahay howlgallada dagaal, dhoolatus, iskaashiga amni, ka jawaabidda xasaradaha deg degga ah ee Africa iyo sare u qaadista danaha Mareykanka ee gobolka.

    Taliska AFRICOM ayaa dowladda Soomaaliya ka caawiya la-dagaalanka kooxda Al-Shabaab, ayaga oo fuliya duqeymo ka dhan ah kooxdaas, sidoo kalena tababar siiya qaar ka mid ah ciidamada Soomaaliya.

    AFRICOM Gen. Michael E. Langley US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyihii Guddi uu magacaabay Sh. Aadan Madoobe oo iska diiday howshii loo xilsaaray
    Next Article Ilhan Omar oo mar 3-aad Xisbigeeda u doortay tartanka Kursiga Kongareska Mareykanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo