Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Taliyaha Milateriga oo Caddeeyay inuu isagu bixiyey Amarkii ilaalada looga reebay xildhibaannada gelaya Madaxtooyada..

    Taliyaha Milateriga oo Caddeeyay inuu isagu bixiyey Amarkii ilaalada looga reebay xildhibaannada gelaya Madaxtooyada..

    December 16, 2019Updated:December 16, 20191 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha ciidamada Xoogga dalka ayaa ka jawaabay su’aalo adag oo laga weydiiyey sababta ilaalada xildhibaannada looga reebay koontaroollada Madaxtooyada laga galo kadib weerarkii Hotel SYL.

    Wasiirka Gaashaashaandhigga ayaa sheegay in arrintan ay ka danbeysay weerarkii ka dhacay Hotel SYL, ujeedkuna ay ahayd in la sugo amniga madaxtooyadai yo madaxda kale ee dalka, ayna saxayaan haddii ay jiraan khaladaad dhacay, iyadoo haddaba arrintaasi ay dhammaatay, sida uu yiri.

    Taliyaha ciidamada Qalabka Sida Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay inuu isagu bixiyey amarka ah in ilaalada xildhibaannada iyo mas’uuliyiinta kale lagu celiyo koontaroollada laga soo galo Madaxtooyada, waxaana uu intaas ku daray inay keentay dhacdadii Hotel SYL ee Alshabaab ku galeen hotelkasi.

    Isagoo sii hadlayey ayuu sheegay inaan ilaalada laga reebeynin xildhibaannada iyo mas’uuliyiinta wadooyinka soo gala Madaxtooyada isaga gudbaya, laakiin kaliya laga reebayo kuwa doonaya inay Madaxtooyada hore u sii galaan ee ilaalada ku dejinaya wadadda .

    Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf ayaa ka jawaabay su’aalo badan oo xildhibaannada ay weydiiyeen, isagoo iska difacay eedo badan oo loo jeediyey, sida uu qabiil ku dalacsiiyo saraakiisha ciidamada, taasoo uu si kulul u beeniyey.

    Baarlamaanka Gen. Odowaa Yuusuf Raage Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe: “Dowladda Federalka waxay shaqadeedii kusoo ururtay: -halkii dhisan aan dumino” [Sawirro soo dhoweyn yaab leh]
    Next Article Xubin ka mida Guddiga Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Somaliland oo Durba khalad ku dhacay & Raaligelin la bixiyey…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo