Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Taliyaha XDS ee Gobolka Gedo oo shaaciyey in lasoo afjaray dagaalkii B/Xaawo & Xuduudka Kenya (Faahfaahin)

    Taliyaha XDS ee Gobolka Gedo oo shaaciyey in lasoo afjaray dagaalkii B/Xaawo & Xuduudka Kenya (Faahfaahin)

    March 2, 2020Updated:March 2, 20202 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd joogsaday dagaalkii barqadii maanta ka qarxay magaaladaasi, kadib muddo 6 saacadood ku dhow oo uu socday.

    Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamada Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan Wasiirka Amniga ee maamulka Jubbaland C/rashiid Janan, wuxuuna intiisa badan ka dhacay xero ay ciidamada Janan ku lahaayeen duleedka magaalada xuduudka ku taalla ee Buuloxaawo, wuxuuna saameyn ku yeeshay magaalada Mandhera ee dhinaca Kenya.

    Askarta dhaawaca ee ciidamada C/rashiid Janan ayaa la sheegay isbitaalka weyn ee magaladaasi Mandheera, waxaa kaloo isbitaalka la geeyay dad rayid ah oo dagaalka ku waxyeeloobay. Qasaaraha dagaalka ee labada dhinac ayaa si dhab ah loo heynin, laakiin waxaa la xaqiijiyey inuu dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.

    Ciidamada C/rashiid Janan ayaa ayaa laga qabdaday gaari kuwa dagaalka ah iyadoo laba kale laga gubay, waxaana dhinacooda madaafiic ku garaaceen magaalada, taasoo dhalisay inuu gubto Guri ku yaalla magaalada, ayna waxyeelo kasoo gaareen dad shacab ah.

    Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka ee Gobalka Gedo Col. Maxamed Cadow Cali Sanka ayaa sheegay in dagaalkii aagga Beledxaawo iyo xuduud beenaadka ay soo afjareen, isla markaana ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

    Taliyaha wuxuu intaas ku datay inay ciidamadda Xoogga dalka jebiyeen caddowga Kenya iyo daba-dhilifkii la socday, sida uu yiri, iyadoo qasaare weyn loo geystay, isla markaana gaadiid dagaal laga qabsaday. “Qoryaha waaweyn ee madaafiicda waxaa soo ridayey Kenya, laakiin ciidamada Xoogga dalka dheg uma dhigin si buuxda ayeyna u jebiyeen..” ayuu yiri taliyaha ciidamada Xoogga dalka ee Gobolka Gedo.

    Ku-simaha gudoomiyaha gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimuu) ayaa isna sheegay in ciidamada kasoo jeeda dhinaca Kenya ay hoobiyayaal ku garaaceen gudaha magaalada Beled Xaawo ayna guryo ku gubteen.

    Beledxaawo C/rashiid Janan Dagaal Gedo SNA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada dowladda oo la wareegay Saldhigii ciidamada C/rashiid Janan & Ciidamada Kenya oo duqeeyay B/Xaawo..
    Next Article Qarax Gaari oo ka dhacay magaalo ay maamusho Somaliland & Guddoomiye Maxkamadeed lagu dilay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo