Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Taliye ku-xigeenka Xoogga Dalka oo shaaciyey xaqiiqada xil ka qaadista Madaxweyne Farmaajo. (Akhriso)

    Taliye ku-xigeenka Xoogga Dalka oo shaaciyey xaqiiqada xil ka qaadista Madaxweyne Farmaajo. (Akhriso)

    February 20, 2020Updated:February 21, 20202 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliye ku-xigeenkii ciidamada Xoogga dalka Jen. Maxamed Cali Bariise oo Madaxtooyada Soomaaliya ay shaacisay inuu xilka ka qaaday Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kashifay inuu isagu xilka iska casilay.

    Wuxuu sheegay inuu is-casilaadiisa u gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya laba maalmood ka hor intii uu jawaab sugayeyna uu ka War helay xil ka qaadista maanta soo baxday, isagoo caddeeyay inuu xilka isaga casilay faragelin joogt ah oo lagu hayey ciidamada oo keentay inuu go’aansado inuu xilka isaga tago.

    “Warqada stiqaaladeyda labo maalmood ka hor ayaa u gudbiyay dhinacyada ay khuseysay, ma garanayo sababta maanta baraha Facebooka iyo Twitterka Villa Somalia loogu faafiyay in anniga xilka la iga qaaday, iyadoo aan jawaab rasmi ah la igu soo celin warqadii istiqaaladeyda” ayuu yiri Jeneraal Bariise oo Bishii Oktoobar uu dalacsiiyey, isla markaana taliye ku xigeen u magacaabay Madaxweyne Farmaajo.

    Ma aha markii ugu horeysay ee Madaxtooyada Soomaaliya ay shaaciyeen inay casileen mas’uul xilka uga tegay inuu la shaqeyn waayey Madaxtooyada Soomaaliya, taasoo ah dhaqan siyaasadeed cusub oo kooxda Madaxweyne Farmaajo la soo baxday.

    Wararka qaar ayaa sheegaya in Generaalka xilka laga qaaday uu kulan la yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, taasoo keentay inay ka carooto madaxtooyada Soomaaliya.

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa iska shaaciyey in Madaxweynaha Soomaaliya lagu qalqaalinayo inuu Darajada ka dhigo Jen. Maxamed Cali Bariise sidii la yeelay taliye ku xigeenkii NISA Jen. Cabdalla Cabdalla.

    AKHRISO QORAALKA IS-CASILAADIISA

    Farmaajo Jen. Bariise Top Xoogga dalka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo 5 Bilood kadib xilkii ka xayuubiyey Taliye ku xigeenka ciidamada Xoogga Dalka
    Next Article Madaxweyne Farmaajo: “Caawa laga bilaabo dalku Doorashuu aaday ee hala ogaado” (Sharcigii Doorashada oo la saxiixay)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo