Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Talo ku socoto Madaxweynaha Dacweysan ee Somaaliyeed! [Qormo Xildhibaan doortay Farmaajo]

    Talo ku socoto Madaxweynaha Dacweysan ee Somaaliyeed! [Qormo Xildhibaan doortay Farmaajo]

    December 11, 2018Updated:December 12, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar ayaa qoraal talo soo jeedin ah u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo sheegay inuu doortay Farmaajo, isla markaana u garab maray dhammaan wixii lagu doortay.

    HOOS KA AKHRISO FARRIINTA

    -Mudane Farmaajo, waxaan ku rajo weynahay inaadan inkiri karin sidaan qeyb uga ahaa guushaadi VILLA SOOMAALIYA aad ku timid. Waxaan ula jeedaa, inaan kuu caddeeyo inaad garab martay dhammaan waxyaabihi aad ii sheegtay, kuguna doortay oo ay ugu horreysay DANTA DALKA IYO DADKA inaad wax walba ka hor marinayso.

    – Aniga oo ixtiraamayo inaad tahay Bani’aadam Khalad geli karo (Macsuum ma tihid), arimaha qaarkoodne ka hoos bixi karaan waxaan kuu soo jeedinayaa inaad;

    1. Noqoto Hoggaamiyaha talada leh, go’aan qaadan karo, islamarkaasne ka leexato talooyinka gurracan oo ku dabin-daabyaynayo.

    2. Xasuusnaato inaad xilka kula wareegtay Nidaam qaanuuni ah oo ay ixtiraameen Madaxdi kaa horreysay, iyo sii xoojinta dhaqankaas ku saleysan Dimoqraadiyadda.

    3. Joojiso isla weynida siyaadada ah oo aan loo baahneyn maanta ee aad kula dhaqmeyso Masuuliyiinta sar sare ee talada Dalka kula leh, sida GUDDOMIYAHA BAARLAMAANKA iyo Xildhibaanadi kuu doortay inaad xilka maanta qabato, Maantana diyaar u ah inay XILKA KAA QAADAAN, waa haddii ay ku guuleystaan.

    4. Guddoomiyaha Baarlamaanka aad ka qaaddo xayiraadda aad saartay oo Maanta marayso maalinti labaad oo Maamulka Madaxtooyada ka hor istaageen, iska daa inuu xor yahay ama lasoo booqan karee, waxaa laga hor istaagay cunto iyo Cabitaan loo waday xaafadda Guddomiye Baarlamanka.

    – Hadaba Madaxweyne, waxaan jeclaan lahaa inaad xaaladda uu Dalku marayo hoos u fiiriso, oo aad meesha ka saarto caadifadda iyo iska celida kaa muuqato. Talo khaldanne aad qaadanin, Ilaahay ayaa hanuunka hayo ee ha ku tuso talada saxda ah.
    Waan hubaa inaan u taaganahay Difaaca Dalka iyo Dadka, iyo inta samaha jecel.

    Wabillahi towfiiq!
    Xildhibaan Khalif Cabdi Cumar.

    Baarlamaanka Farmaajo Xildhibaan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Eritrea oo Muqdisho ku soo jeeda & Wararkii ugu danbeeyay
    Next Article Bannaabax looga horjeedo Madaxweyne Farmaajo oo ka dhacay Baydhaba & Dad lagu rasaaseeyay

    Related Posts

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    Xildhibaanad kasoo jeeda K/Galbeed oo shaacisay in laga reebay Diyaarad u socotay Baydhaba

    September 19, 2024

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkii Ergaynimo ka xayuubiyay Xildhibaan taageeray Itoobiya

    September 1, 2024

    Xildhibaanno taageeray Itoobiya oo lagu baaqay in Dacwad lagu soo oogo, lagana xayuubiyo..

    September 1, 2024

    Sheekh Shariif oo abaabul ku bilaabay Xildhibaanada Labada Aqal ee Beesha Hawiye

    August 26, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo