Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Tarsan oo su’aalo kulul weydiiyay Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya & Jawaabihii laga bixiyay

    Tarsan oo su’aalo kulul weydiiyay Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya & Jawaabihii laga bixiyay

    October 24, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Tedros-Tarsan

    Gudoomiyihii hore iyo Duqii Magaalada Muqdisho Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa su’aalo kulul weydiiyay wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Tedros Adhanom Ghebreyesus oo marti ku ahaa Mac-hadka UK ee arrimaha caalamiga lagu falanqeeyo, Chatham House magaalada London. Shirkaas oo shalay dhacay wuxuu Mudane Tarsan wasiirka weydiiyay su’aalaha soo socda:

    Wasiirka waxaan weydiiyey labo su’aal oo aan u arkay inay muhiim tahay.

    1. Wasiir Ethiopia ma aqoonsantahay qaranimada Somaaliyeed( sovereignty of Somalia) iyo sugnaanta dhulkeeda( Territorial Integrity of Somalia)

    Wasiirku isaga oon leexleexan ayuu ku jawaabey  “Haa waan aqoonsanahay” markaas ayuu hadalo badan daba dhigey, waxaa ka mid ahaa in uu dhahay “Anagu hadaan Ethiopia nahay waxaan caawineynaa Somaliya in ay lugaheeda isku taagto, ciidankeenu wuxuu la dagaalamayaa Al Shabaab waxaana ku nimid Somaaliya dalab nooga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh.

    2- Inta badan Somaalidu waxay rumeysan tahay in Ethiopia dabada ka riixeyso in Somaaliya ay ka hirgalaan nidaam federaal ah oo qabaa’il ku dhisan oo ay Somaaliya cad cad u goo’godo (Balkanization) maxaad ka leedahay arintaas?

    Wasiirku wuxuu yiri: “Anagu wax gaar ah oo dhibaato ugu geysaneyno Somaaliya ma jirto. Madaxda Somaaliyeed ayada ayaa noo timaada oo naga codsata in aan soo dhexgalno oo aan heshiisiino. Waa annagii heshiisiinay dowlada federalka iyo Madaxweynaha Jubaland. Anagu waxaan ku caawineynaa waxa dadka Somaaliyeed rabaan, waxaan ogsoonahay in madaxweynihii hore ee Puntland uu markasta ku faani jirey in Puntland ay tahay (Aabihii Federaalka) Hadii Somaalidu sameysato nidaam federaal ah waa wax ayaga u yaal.

    Waxaa mar dambe su’aal weydiiyey nin Soomaali ah laakiin markaas sheegtey in uu Somaliland yahay, wuxuu weydiiyey siyaasadda Ethiopia ee ku aadan Somaliland iyo wada shaqeyntooda ku aadan la dagaalanka argagixisada iyo dhowrista labada xuduud?

    Wasiirku wuxuu bixiyey jawaab aad u gaaban wuxuu yiri” Siyaasadeenu waa caddahay waa midnimada iyo qaranimada Somaaliyeed, wixii ka soo hara waa inay Somaalidu ka wadahadashaa waana wax ka dhexeeya Somaalida”.

    Wadani.com

    Tarsan Tedros Adhanom
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Nabadsugidda oo qabtay dabley ka tirsan Alshabab oo fal dil ah ka fulin rabay Muqdisho
    Next Article Safiirka cusub ee Holland u fadhin doona Soomaaliya oo waraaqihiisii laga guddoomay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo