Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»WEERARKII TURKIGA: 28 dhimasho ah, 60 dhaawac ah & 3 Is-miidaamiye oo is qarxiyay [Sawirro & Video]

    WEERARKII TURKIGA: 28 dhimasho ah, 60 dhaawac ah & 3 Is-miidaamiye oo is qarxiyay [Sawirro & Video]

    June 29, 2016Updated:June 29, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saddex qarax oo is-miidaamin ah ayaa caawa lagu qaaday garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbuul, dalka Turkiga, waxayna is-miidaamiyeyaasha is qarxiyay intii aysan qaraxa geysan rasaas ku fureen dadkii garoonka ku sugnaa.

    Dadka dhintay ayaa ilaa hadda tiradoodu gaartay 28, waxaana dhaawac ahaan loo qaaday tobanaan kale, sida uu sheegay guddoomiyaha Gobolka Istanbuul.

    Booliska ayaa rasaas ku riday si ay u joojiyaan laba kamida dableyda weerarka soo qaaday ka hor intii aysan gaarin goob koontarool oo ku dhow qeybta dadka soo dega, markaasoo ay is qarxiyeen. Garoonka diyaaradaha Ataturk ayaa ah kan saddexaad ee Yurub oo dhan ugu mashquulka badan.

    Duqa magaalada Istanbuul Vasip Sahin ayaa saxafiyiinta us heegay in 28 ruux ay ku dhinteen weerarada isla markaana ay ku dhaawacmeen ku dhowaad 60 kale. Ilo kala duwan ayaa sheegay inay qaraxyada ahaayeen laba qarax, laakiin Duqa Istanbul ayaa ku adkeystay in saddex qarax ay ka dhaceen garoonka.

    Turkiga ayaa aaminsan in weerarada ay ka danbeeyeen ururka khilaafada islaamiga ee ISIS. Weerarka ayaa si aad ah ugu eg kii ay Daacish ku qaaday Garoonka diyaaradaha magaalada Brussels oo lagu dilay 16 qof.

    Isagoo baarlamaanka Turkiga la hadlayay kadib weerarka Wasiirka Cadaalada Turkiga Bekir Bozdag ayaa sheegay in mid ka mida dableyda weerarka geystay uu rasaas ku furay dadka isagoo watay qori darandoori u dhaca.

    UPDATE: Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxyadii Turkiga ayaa sheegaya in tirada dhimashada ay gaartay 36, halka dhaawacu sii marayo 140 kale.

    SAWIRRO

    Ambulances arrive at Turkey's largest airport, Istanbul Ataturk, Turkey, following a blast June 28, 2016

    https://twitter.com/Oguz146/status/747868776956301312

    Rueters/Wadani.com

    Ataturk Airport Istanbul Top Turkey Turkiga Weerar Turkiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Culimada & Odayaasha oo arrin halis ku ah Shareecada ku heysta Wasaaradda Haweenka
    Next Article Somalia Launches First National Development Plan in 30 Years

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo