Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Tirada Saraakiisha loo xiray Qarixii Kuliyadda Jaalle Siyaad oo la shaaciyay

    Tirada Saraakiisha loo xiray Qarixii Kuliyadda Jaalle Siyaad oo la shaaciyay

    July 29, 20231 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta hor tegay Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Qarixii ka dhacay Kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.

    Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Maxamed Jaamac ayaa sheegay inay ka xun yihiin qaraxa, isla markaana mas’uuliyadda ugu horeysa ay isaga ku dhaceysa oo xanuun badan ay u heysto, balse baaritaan uu socdo.

    Sidoo kale Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Cabdifataax Qaasim oo ka hadlay Golaha Shacabka ayaa xildhibaannada u sheegay in 14 Sarkaal loo xiray Qaraxii ka dhacay Xarunta Kuliyadda Jaalle Siyaad.

    Wuxuu intaas ku daray in Saraakiisha la xiray ku jiro Taliyihii haystay Kuliyadda Jaalle Siyaad, sidoo kalena Baaris ku socoto saraakiishaasi oo sharcigana la hor geyn doono, cidii lagu helo ku lug lahaanshaha Qaraxaasi.

    Wasiirku wuxuu inay kiiskan ay baarayaan Guddi ka kooban Haya’addaha Amniga sida Hay’adda Sirdoonka ee NISA, Booliiska iyo Wasaaradda Gaashaandhiga.

    Qaraxa 24-ka July ka dhacay xarunta Kuliyadda Jaalle Siyaad ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ku dhow 100 askari, markii nin Qarax isku soo xiray uu dhex galay Guutadda Ciidanka 14-ka October oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    Jaalle Siyaad Kulliyadda Jaalle SIyaad Qarax Wasiirka gaashaandhigga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaanno Su’aalo adag kala hor tegay Wasiirka Difaaca iyo xiisad hareysay…
    Next Article Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha oo tegay xarunta NISA iyo Shir ka dhacay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo