Musharax C/naasir Maxamed Cabdulle wuxuu khudbadiisa ku furay HEESTA SOOMAALI BAAN AHAY.
Wuxuu ka hadlay inuu yahay dhaqtar isagoo nolol fiican heysta soo doontay inuu dalkan hogaamiyo.
Wuxuu soo bandhigay qorshe ka kooban 7 qeybood oo amnigu ugu horeeyo, isagoo amniga ka dhigay kan ugu horeeya ee qorshihiisa.