Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilligan ka jeedinaya Khudbadii furitaanka Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa khudbadiisa uga hadlaya xaaladda dowladda Somalia, waxqabadka dowladiisa oo sanad iyo war yar u hareen, iyadoo xafladan ay kusoo beegantay iyadoo xaalad siyaasadeed oo kacsan ay dalka ka jirto, madaxda dowladda federaalkana uu khilaaf kala dhaxeeyo maamullada Jubbaland iyo Puntland.
HOOS KA DAAWO