Waxaa hadda socota xaflad uu madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed
uu ku shaacinayo inuu yahay musharax u tartamayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2016.