Browsing: Xog cusub
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa toddobaadkii ugu dambeeyay ku dhaqaaqay tallaabooyin dhaawac weyn u geystay maqaamkiisa iyo…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa xalay kulan la yeeshay qaar ka mida Musharixiinta xilka Madaxweynaha, kaasoo looga…
Dadaalkii loogu jiray xal loo helo caqabadaha hortaagnaa Doorashada Dadban ee gashay sanadka 2021 ayaa u muuqda mid burburay oo…
Waxaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya galabta kulan ku dhex maray Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxda saddexda maamul Goboleed…
Waxaa fashilmay saxiixa heshiis ay dowladda Soomaaliya la saxiixan lahayd laba shirkadooda oo Shidaalka qaabilsan, iyadoo xafladii lagu saxiixi lahaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku adkeystay in hore loogu socdo oo la qabto Doorashada dadban ee lagu muransan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo mudaddii xilkiisa ay sii dhammaaneyso ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag markii uu…
Waxaa soo baxday dood sharciyeed oo ku saabsan tallaabadii uu qaaday madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo iskiis u soo saaray…
Shan Qodob oo ku qarsoonaa Bandhiggii Muqdisho ee Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha (Akhriso)
Xalay waxaa Muqdisho ka dhacay kulan weyn oo ay soo abaabuleen Musharixiinta Madaxweynaha ee ku midoobay Golaha, kuwaasoo khudbado u…
Maraykanka ayaa maalmo gudahood ciidamadiisa kala baxaya Soomaaliya, kadib amar kasoo baxay madaxweynaha xilka kasii dhammaanayo ee Donald Trump.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgalkii labaad xalay ka fuliyey degmada Kaaraan, iyagoo baadi goobaya saraakiil ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo…
Shir madaxeedkii 38-aad ee IGAD oo aan caadi ahayn ayaa goor dhoweyd Caawa lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti, iyadoo xal…
Safarkii ugu horeeyay ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku tegay maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa kusoo idlaaday qarax…
Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee sameystay Golaha ay ku mideysan yihiin ayaa tartan adag kula jira Madaxweyne Farmaajo oo ay kala…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sii xoojisay dadaalka ay ugu jirto inay ku hanato madaxda guddoonka Golaha Shacabja iyo maamul Goboleedyada si…
Bannaanbaxyo looga horjeedo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Doorashada Dalka ee lagu eedeeyay inuu boobayo ayaa ka dhacay degmooyin ka…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dadaal xoog leh ugu jirta sidii ay Doorashada Aqalka Sare uga dhici lahayd maamulka Galmudug, arrintaas oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Rooble ayaa caawa soo gabagabeynaya shirar uu magaalada Garowe kula yeeshay Madaxda Puntland oo natiijo…
Alshabaab ayaa shaacisay magacyada, muuqaallada iyo beelaha ay kasoo jeedaan dagaalyahannadii ka tirsanaa ee weerarka culus ku qaaday Dhismaha weyn…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Odayaasha Beesha Xawaadle ay shuruudo adag hordhigeen, una dhiibeen Wasiirka Arrimaha Gudaha…
