Browsing: Xog cusub
Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Soomaaliya ayaan wali awooddooda hoos loo dhigin iyadoo uu jiro ololaha Qaramada Midoobay ee 12sano jirsaday,…
Iyadoo ay sii xoogeysaneyso xiisada diblomaasiyadeed ee Somalia iyo Kenya iyo ololaha ay dowladda Kenya wado si ay culeys u…
Xalay saqdii dhexe ayey soo baxday wareegtada madaxweynaha ee xilka looga qaaday guddoomiye ku xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka G/Banaadir…
Dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo olole xoog leh ayaa ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasoo qeyb ka ah dagaalka diblomaasiyadeed…
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Somalia oo lagu xayiray Garoonka Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in mas,uuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya ay Caawa ku xayiran…
Maamulka Galmudug ayaa noqday halka laga bixiyey imtixaanka Shahaadiga ahaa ee dowladda, kaasoo la joojiyey markii uu socday muddo saddex…
Madaxweyne Farmaajo oo Qorshe yaab leh u degay Shirka Garowe & Madaxda Puntland & Jubaland [Akhriso]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo cadaadis weyn ka heystay shirka Garowe ee maanta ka furmay, ayaa qorshe yaab leh…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland, isagoo ka mid ahaa wafdigii…
Xaaladda ka dhex taagan Hanti-dhowrka Guud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa isu bedeshay mid sharci markii Guddoomiyaha Gobolka C/raxmaan Yariisow…
Waxaa maanta baaqday shir degdeg oo Golaha wasiirada uu isugu yeeray Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo aan wax sabab…
Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa la soo sheegayaa in ay ka dhaceen deegaanka Cameyra ee degmada Iskushuban ee gobola Bari,…
Sarkaalkii ugu sareeyay ururka Al-Shabab oo ka tirsan Golaha Sare ee Shuurada Alshabaab ayaa isu dhiibay dawladda Soomaaliya ee ku…
Qaar ka mida Xildhibaannada labada gole iyo siyaasiyiin oo shalay shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa laag soo saaray qodobo…
Siyaasiyiin iyo xildhibaano ku kacsan dowladda Soomaaliya oo ku shiray magaalada Nairobi ayaa soo saaray qodobo ay ku dhaliileen dowladda…
Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa sheegay inay isaga & Madaxweynaha kasoo baxeen balantii ay ka qaadeen shacabka…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa caadi ah iyadoo aan lasoo sheegin bannaanbax ay ka digtay dowladda Soomaaliya oo awood gelisay sidii…
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa hooraantii bishii Maarso ee sanandkan soo saartay amar ku aadan muwaaddiniinta Mareykanka ee xilalka…
Siyaasiga Soomaalida Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa sheegay in howshii baarista iyo soo saarista shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya ay hakatay,…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Dacwad uu sheegay agaasimaha xilka sii haya ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji…
Iska hor imaadyo xoog leh ayaa maanta ku dhex maray degmada Shibis iyo xaafado ku dhow ciidamada Booliska iyo kuwa…
