Browsing: Xog cusub
Ciidamada Amniga ayaa caawa soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa oo ay sheegeen in lagu soo qabtay Nin ka mida…
La-taliyaha dhinaca Amniga ee Madaxweynaha Mareykanka John Bolton ayaa maanta la kulmay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo socdaal shaqo ku jooga…
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed ayaa wareegto uu soo saaray shaqdii ka joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga,…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa u sharxan in dib loogu magacaabo wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya xilkaasi oo uu…
Waxaa muddooyinkii danbe si weyn loo faafiyey xiisad ka dhalatay wareegto ay Dowladda hoose ee Muqdisho kula wareegtay Dhul Dan…
Qaar ka mida xildhibannada Baarlamaanka ayaa bilaabay buuq iyo fowo hareysay fadhigii Baarlamaanka oo maanta balansanaa in looga doodo xaaladda…
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku sii jeeda magaalada Washington ee dalka Mareykanka.
Su’aalo badan ayaa ka dhashay qarixii xalay ka dhacay afaafka hore ee Dugsiga Sare ee Booliska Jen. Kaahiye, iyadoo ay…
Waxa sii xoogeysatay dooda ka taagan ganacsade kasoo jeeda Somaliland oo ay arrintiisa isku heysaan dowladaha Jabuuti iyo Faransiiska, ayna…
Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida aqoonyahanadda Soomaalida, horena uga tirsanaa Guddiga Bankiga Dhexe ayaa sheegay in mas’uulka loo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa xildhibaannada Golaha Shacabka u sheegay in maalinta Sabtida ee 6-da April laga doodi…
Ciidammada Dowladda Somalia ayaa la sheegay inay degaanka Sabiib ee gobolka Shabeellada Hoose ku qabteen Gaari lagu diyaarinayey qaraxii ugu…
Madaxweynaha Soomaaliya waa taliyaha ugu sareeya ee ciidamada Qalabka sida, waana mas’uulka ay hoos tagaan dhamaan talisyada ciidamada milateriga ee…
Afhayeenka guud ee Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud (Sh. Cali Dheere) ayaa laga wareystay xaaladda amniga iyo sababta ay u…
Waxaa si weyn u kordhay bilihii ugu danbeeyay falalka amni darro ee caasimadda Muqdsiho, iyadoo Alshabaab ay kordhisay weerarrada isugu…
Sida laga soo xigtay shaqaalaha Q/Midoobay waxaa jirta cabsi laga qabo weerarro qaraxyo cusub oo ka dhaca magaalada Muqidsho, kuwaasoo…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay guuldarro kusoo dhammaadeen shirar iyo dhaqdhaqaaqyo ka socday magaalada Nairobi oo la…
Dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa maanta kala saxiixday heshiis la sheegay inuu taariikhi yahay oo labada dal ay isku weydaarsadeen…
Telefishanka Aljazeera ayaa xalay baahiyey Barnaamij muddo la sugayey oo ku saabsan ‘Dagaalka Dekadaha’ ee Geeska Afrika ka socda una…
Iyadoo magaalada Kismaayo uu ka socdo wadahadal lagu dhammeynayo khilaafkii Madaxda dowladda Soomaaliya iyo madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam…
