Browsing: Xog cusub
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa xildhibannada Baarlamaanka maanta u qeybiyay nuqulka Dastuur uu sheegay in…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa soo wajahay xaaladii ugu darneyd, kadib markii ay xilalka iska casileen ama laga qaaday 5 wasiir,…
Wasiirk Gaashaandhigga ee xilka iska casilay, unma tartamaya xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Somalia iyo Taliyaha ciidamada Xoogga…
Wafdi ka socda dowladda Imaaraadka oo la sheegay inuu k koobnaa 12 xubnood ayaa maanta tegay magaalada Hargeysa, iyagoo kulan…
Xildhibaannada wasiirada ah ee isu soo sharxay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaalad culuska soo wajahday xilalkooda kadib markii Guddiga…
Ruushka ayaa la sheegay inuu saldhig milateri ka raadinayo Somaliland, sida uu qoray Wargeyska Caanka aheEe The Sun oo kasoo baxa dalka…
Agaasimihii Madaxtooyada ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jawaab kasoo saaray war uu shaaciyey Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Imaaraadka Anwar…
Iimaaraadka carabta oo cilaaqaadka kala dhaxeeya dawladda Soomaaliya uu sii darsanayey ayaa markii ugu horreeyey ka hadlay halka uu ka…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay casuumaa u soo dirtay qaar ka mida madaxda maamul Goboleedyada dalka.
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay qorsheyneyo xayiraad ay ku soo rogto Soomaalida ku nool dalkeeda kadib markii uu…
Mushaarka Ciidamada Imaaraadku Tababareen ee Muqdisho ayaa ah mid heerkiisu sareeyo oo aanay bixin karin dowladda Soomaaliya. Hoos ka Akhriso…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay raaligelin siineyso Imaaraadka Carabta kadib xiisad ka dhalatay lacag lagu qabtay Garoonka diyaaradaha magaalada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa maamulka Gobolka Banadir ku soo daray madaxa shirkadii Intifaac ee maamulkii hore…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ciidamada dowladda Imaaraadka ka joogay Puntland ay go’aansadeen inay ka guuraan halkaasi.
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhameystiray qorshe ay kula wareegeyso dhammaan ciidamadii dowladda Imaaraadka Carabta ku tababartay magaalada Muqdisho iyo saldhigga…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in lagu kala tegay wadahadalkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Gudaha Baarlamaanka.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan gaara goor dhoweyd la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa labaad.
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku biiray dadaalka loogu jiro wanwaan kenta inuu xilka Guddoomiyenimo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaar) oo la hardamaya mooshinka uga furan xildhibaannada baarlamaanka ayaa taageerayaal badan ku…
Saacadihii ugu danbeeyay waxaa soo baxay warar la isla dhex marayo oo ku saabsan in Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka tanaasulay…
