Browsing: Xog cusub
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbedel lagu sameynayo xilkii dhowaan loo magacaabay mid ka mida guddoomiye ku…
Wararka laga helayo xafiiska a’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inay gabagabo tahay magacaabidda taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda oo muddo saddex…
Laba bilood iyo bar ayaa laga joogaa markii ay si lama filaan ah xilka isaga casishay Wasiirkii Gargaarka iyo maareynta…
Madaxii Amniga Ra’iisal wasaare Soomaaliya ayaa la sheegay inuu iska dhiigay Yurub, kadib uu safarka u raacay wafdigii Ra’iisal wasaare…
Saddex bilood ayaa laga joogaa inta ay maran tahay jagada muhiimka ah ee Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA,…
Nasteh ayaa si qarsoodi ah uga dhex shaqeeynaayay Maleeshiyada Al-Shabab ta, Nasteh waxaa uuna xogaha u soo gudbin jiray horjoogayaasha…
Dowladda Soomaaliya ayaa halis ugu jirta in lagala wareego xilka xoghayaha fulinta IGAD oo olole ugu jirtay in loo doorto…
Maamul cusub ayaa loo magacaabay Gobolka Banaadir sanad ka yar markii maamulkii hore sidan oo kale wareegto madaxweyne loogu magacaabay.
Waxaa soo shaac baxaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya uu ka dambeeyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Madaxtooyada iyo Guddoomiyaha…
Xildhibaannada labada gole ee kasoo jeeda kooxdii Qabyo ayaa gebi ahaan qaadacay inay ka qeyb galaan munaasabadda midowga Galmudug iyo…
Inta badan xildhibaannadii mucaaradka ku ahaa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa ku biiray soo dhoweynta Madaxweynaha ee degaanada Galmudug.
Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf oo ah shir guddoonka Beelaha Daarood uu bilaabay dadaal waawaan looga dhex dhalnayo kKhilaafka…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa habeenkii 8-da Janaayo 2018 u dabaadegtay sanadguuradii 48-aad ee aasaaskeeda.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dacwad ku soo oogay madax iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Soomaaliya oo xilka dhowaan loo magacaabay ayaa xalay kulamo kala gaara iyo kulan wadajir ah…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa ku dhawaaqay in uu baaqday Shirka Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta Gobolka Banaadir, kaasoo…
Baaritaankii dowladda Soomaaliya ku sameysay weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee Imaaraadku tababaray ayaa soo dhammaaday iyadoo la filayo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sharci darro ku tilmaamay dacwadd ku socota ee taalla maxkamadda rafcaanka G/Banaadir, isagoo caddeeyay inuusan…
Weerarkii Ciidamada Soomaalida ee ay tababarreen Imaaraadka Carabta ku qaadeen Guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa lugaha la galay dowladda…
Iyadoo dhowaan uu madaxweynaha Soomaaliya xilkii ka qaaday Ku-xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Abuukar ayaa warar kala duwan…
