Browsing: Xog cusub
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in diyaarad u socotay magaalada Muqdisho laga reebay dhalinyaro ka mid ahayd rakaabka…
Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da oo ah idaacadii ugi fac weyn ee Afsoomaaliga ku baxa ayaa loo magacaabay tifaftire cusub.
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/xakiin Daahir Saacid ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay xil ka qaadis.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maamulka Koonfur Galbeed ciidamo u diray difaaca Wadaadka caanka ah ee ka…
Wararka ka imanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyada ururrka Al-Shabab ay u diyaar garoobayaan weerar ay ku qaadaan Sheekh…
Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay soo baahisay muuqaalka hoggaamiyahoodii hore Axmed Cabdi Godane oo kooxda dhexdooda looga yaqiin Abuu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Mareykanka ay liiska argagixisada ka saartay mid ka mida mas’uuliyiinti hore ee…
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa heshiis la galay shirkad Amni oo calooshood u shaqeystayaal…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku dhex jira xaalad siyaasadeed tii ugu cusleyd ee soo wajahda inti uu xilka…
Wararka laga helay madaxda Urur Gobolkeedka IGAD ayaa sheegaya in Jeneraalka muranka badan ka taagnaa ee Itoobiyaanka Gen. Gabre laga…
Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga ayaa qaaday tallaabooyin ay siyaasad ahaan cadaadis ku saarayaan madaxweynaha Soomaaliya.
Dowladaha Itoobiya iyo Kenya ayaa ka hortegay in Diblomaasi Jabuutiyaan ah loo magacaabo Wakiilka IGAD ee arrimaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku adkeysanaya inuu Soomaaliya ay dhexdhexaad ka tahay khilaafka ka dhaxeeya dalalka Khaliijka iyo…
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa noqday mas’uulka ugu safarka badan madaxda hay’adaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarisay mashaariic fara badan oo Boqortooyada Sacuudiga ay maalgelin doonto.
Dowladda Soomaaliya ayaa dhex u gashay loolan adag iyo diblomaasiyad iska horjeeda oo ka dhalatay xiisadda ka taagan dalalka Khaliijka…
Wararka laga helayo Hay’adda ammaanka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xoojin doono howlgallada caasimadda ka socda.
Wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa shalay u dhoofay Boqortooyada Sacuudiga iyadoo raacay diyaarad gaar ah oo uu soo diray…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa maalaayiin Doolar siisay dowladda Soomaaliya, taasoo loogu talogalay taageerada miisaaniyadda xukuumadda ee sanadkan 2017.
Agaasimaha hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa la sheegay inuu qorshe amni oo nooc cusub ah u diyaariyay…
