Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 14
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Gen. Gabre oo laga qaaday Xilkii Ururka Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya

    XOG: Gen. Gabre oo laga qaaday Xilkii Ururka Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya

    June 15, 2017Updated:June 15, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helay madaxda Urur Gobolkeedka IGAD ayaa sheegaya in Jeneraalka muranka badan ka taagnaa ee Itoobiyaanka Gen. Gabre laga qaaday xilkii.

    Gen. Gabre Egzabiher ayaa la sheegay in laga qaaday xilkii uu IGAD ka hayay, gaar ahaan qeybta Soomaaliya qaabilsan, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan ururka IGAD.

    Arrintan ayaa imaaneysa kadib socdaalkii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ee Adis ababa oo uu kaga qeyb galay shir madaxeedkii IGAD, iyadoo dowladda Soomaaliya ay tan bedelkeed ku weysay in ergey Jabuutiyaan loo magacaabo wakiilka IGAD ee Soomaaliya.

    Jeneraalka Itoobiyaanka ee Gabre ayaa ka mida ahaa jeneraaladii hoggaaminayay faragelintii ciidamada Itoobiya ku sameeyeen Soomaaliya sanadkii 2006, waxaana loo heystaa inuu galay dembiyo ay ka mid yihiin dadkii ay Itoobiyaanka ku laayeen caasimadda Muqdisho.

    Gen. Gabre oo ka naxsan qaabkii ay socotay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 8 Febraayo 2017
    Gen. Gabre oo ka naxsan qaabkii ay socotay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 8 Febraayo 2017

    Gen. Gabre ayaa ka mid noqday madaxda IGAD u qaabilsan Soomaaliya, wuxuuna qeyb ka ahaa shaqsiyaadka ku dhex milan dowladdda Soomaaliya ee sida weyn ay karaahsadeen dadka Soomaaliyeed.

    Waxaa si weyn loogu cambaareeyay sida diblomaasiyadda ka baxsaneyd ee uu Gabre u taageeray ololihii dib u doorashada madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo keentay in dowladda Itoobiya ay xaqiiqsato inay bedesho ninkan oo laba weji oo IGAD iyo Itoobiyaan ah ku shaqeyn jiray.

    Wadani

    Gen. Gabre IGAD Jeneraal gabre Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSagootintii Aduun ee Aakhiradda noqotay ee Ifraax iyo Iimaan (Dhacdadii xalay ee Pizza House)
    Next Article Somaliland oo Xabsi dhigtay Tartamihii Quraanka ee laga soo celiyay Imaaraadka [Akhri sababta]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo