Browsing: Xog cusub
Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay in liiskooda lagu diyaarinayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo ay isugu…
Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo hore u soo noqday wasiirkii arrimaha dibadda dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya, haddana ka tirsan…
Mid ka mida saaxiibadii ugu dhowaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, qeybna ka ahaa ololaha doorashada qeyb ka…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wax ka bedel ku sameeyay baraha dowladda Soomaaliya ku leedahay internet-ka ee…
Dowladda Imaaraadka Carabta oo dadaal xoog leh ugu jirta inay noqoto dowladda ugu saameynta badan Geeska Afrika ayaa qarka u…
AKHRISO: Afartii Musharax ee loo ballan qaaday xilka Ra’iisal wasaaraha & Lama-filaankii Farmaajo..!
Magacaabidda xilka Ra’iisal jagada Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ma ahayn oo kaliya degdeg ee waxay noqotay lama filaan aan loo…
Mid ka mida musharixiinta u taagnaa xilka madaxweyne, kana tirsan baarlamaanka Federaalka ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay olole looga horjeedo…
Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, kaasoo uu xilka u magacaabay Madaxweyne…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xisbi ka mida xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Norway ayaa ku baaqay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Xasan Cali Kheyre uu u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub…
Guddoomiyihii Guddigii Anshaxa Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa baaq u diray Madaxweynaha cusub Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahaa Shariif Sheekh Axmed ayaa olole ugu jira inaan beesha uu kasoo jeedo loo magacaabin…
Dowladda Imaaraadka Carabta oo ka mida dowladaha faraha kula jira arrimaha Soomaaliya ayaa dhaqdhaqaaq lidi ku ah dowladda cusub durba…
Iyadoo ay soo dhowaatay la wareegista xilka ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa soo dhacaya warar ku saabsan xilalkii…
Dowladii hogaanka u hayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku lug yeelatay heshiisyo waaweyn oo hay’adaha iyo wasaaradaha dowladda la…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda qabanqaabada caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Arbacdii 8-da bishan la…
Doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ee dhacday Arbacadii 8-da Febraayo 2017 waxaa ku loolamay 21 musharax oo xilkan u taagnaa.
XOG CULUS: Ganacsade aan la fileyn & Musharax madaxweyne oo isu soo sharxay xilka Ra’iisal wasaaraha
Mid ka mida musharixiintii xilka madaxweynaha oo ah ganacsade ayaa si aan la fileyn isu soo sharxay xilka Ra’iisal wasaaraha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa isbedel lagu sameeyay xarunta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaalida oo balansan 8-da…
Askari ka tirsan ciidamada Kenya ee ku sugnaa xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyow oo shalay ay weerareen kooxda Alshabaab ayaa…
