Browsing: Xog cusub
Maxkamad ay leedahay kooxda Alshabaab ee gobolka Baay xukunno lagu sheegay xaddu riddo ku fulisay rag lagu soo eedeeyay inay…
ALSHABAAB oo gowrac & toogasho ku fulisay jawaasiis lagu eedeeyay inay maleegeen dilkii Axmed Godane
Kooxda Alshabaab ayaa maanta fulisay xukunno dil ah oo qudha looga jaray rag lagu sheegay basaasiin oo uu ka mid…
Xafiiska Madaxtooyada dowladda Federaalka Soomaaliya ee Villa ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya kula kacday fal ay uga hor istaagtay shaqadisii…
Waxaa weli soo shaac baxaya qasaaraha uu dhaliyay weerarkii galabta lagu qaaday Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay…
Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee u socda madaxda Soomaalida ee ku shiran Muqdisho ayaa la sheegay in go’aan aan weli…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in la baarayo fadeexad ka dhalatay video la baahiyay uu muujimayua jirdil ay ciidamada Nabadsugidda NISA ku…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo min…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadda haya xilka kusimaha Madaxweynaha dalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa diiday inuu qaabilo…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo min…
Safiirada dalalka Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo magaalada Nairobi kulan kula yeeshay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku…
Shir gaara oo xarunta Baarlamaanka ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo xildhibaanada Beesha Digil & Mirifle ayaa lagu…
Dowladda Soomaaliya ayaa heshay liiska ciidanka taabacsan Khilaafada Islaamiga ee Suuriga iyo Ciraaq (Daacish), kana howlgala Soomaaliya. Liiskan ayaa ka…
Ciidamo Mareykan ah iyo kuwa nabadsugidda Soomaalida ee ALPHA ayaa markii ugu horeysay qaaday howlgal ay ugu gurmadeen ciidamo Uganda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay qorshe muddo kordhin ah oo dowladda Federaalka u baahan tahay si loo qabto doorashooyinka…
Dalladaha ururkada Bulshada Rayidka ah ee ka jira Koonfurta Soomaaliya iyo Puntland ayaa iska dhega tiray amar uga yimid wasaaradda…
Fadeexad lagu lunsaday lacago loogu talogalay baahinta Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa hareeyay Wasaaradda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya sida warbixino…
Iyadoo la galay xaaladda kala guurka ah ee dowladda Federaalka, isla markaana qarka loo saaran yahay doorashada xilalka sare ee…
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay xil ka qaadista Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Cali Sharmarke ku sameeyay wasiirkii wasaaradda boostada iyo…
Musharax culus oo mug weyn ku leh xaaladda Soomaaliya, isla markaana ay isku jufo yihiin Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo…
Fadeexad ku saabsan qaabka loo qaadayo canshruurta saddex biloodlaha ah ee Gaadiidka Muqdisho ayaa hareysay Wasaaradda Maaliyadda, Shirkad gaar loo…
